Jump to content

Gobolka Bariga-waqooyi (Kiinya)

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Woqooyi Bari, Kiinya)
Gobolka Bariga-waqooyi

Mkoa wa Kaskazini Mashariki
Gobolka
Location in Kenya.
Location in Kenya.
Dalka Kenya
Gobol:3
CaasimaddaGaarisa
Bedka
  Dhammaan127,358.5 km2 (49,173.4 sq mi)
Tirada dadka
  Dhammaan2,310,757
  Cufnaanta dadka18/km2 (47/sq mi)
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

gobolka bariga-waqooyi (( North Eastern Province))waa gobol kamida wadanka Kiinya, dhamaan dadka kunoolina waa somali.laakiin kama tirsana wadanka Soomaaliya. Waa gobol kamida wadanka kiinya. gobolkan waxa uu wadanka kenya lagu daray, xiligii gumaysiga waxa jirtay in dhamaan dadka kunool gobolkaas laga qaaday cod bixin, cod bixintaas oo dhamaan ay ku raacaeen ama ay ku dooneen dhamaantood, in ay ku biiraan wadanka Soomaaliya, maadama ay yihiin somali lakin taasi madhicin, kadib markii xoog lagu qasbay wadnkaas, waxa dhacday in gumaystihii ingiriisku uu si qasaba u raaciyao dawlada kenya. Dadka kunool gobolka dhamaantood waa somali badankooduna waxay ka soo jeedan somali galbeed iyo jubbaland tiradooduna waxa ay dhantahay.1.762370 tirada ama masaxada uu ku fadhiyo gobolka bariga-waqooyi waa 126.186, gobolku waxa uu ka koobanyahay deegaamo magaalooyinka ugu waawaynina waa ama waxay kala yihin

magaalooyinka ugu waawayn gobolk

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

gaarisa waa caasimda gobolka bariga-waqooyi ee wadanka kiinya, waana magaalda ugu wayn gobolkaas waxa ay leedahay ama katirsan degmooyin iyo xaafado badan oo ay kamidyihiin borofes buulo sheekh buulo bundhe