Category talk:Qabiilada Soomaalida

Page contents not supported in other languages.
Ka Wikipedia

Beesha Madigaan[wax ka badal xogta]

Beesha madigaan


Madigaan qusuurtay dhisteen waa macruuf weliye

Maquure iyo godqoraan ninkii marayba yaabaye

(Gabay ceerigaabo xaaji aadan afqalooc)


Madigaan (guud ahaan loo yaqaano Reer Sheekh Cabdiraxmaan bin Ubaya bin Yusuf bin Ibrahim bin Caamir bin Cusmaan bin Cabdallah bin Mohamed bin ……) waa beel ka mid ah Dadka Soomaalida ee ku dhaqan geeska Afrika. Waxaanay deegaan ahaan ku dhaqan yihiin Somaliland, Itoobiya, Kenya iyo Jabuuti.

Taariikh

Sida ku xusan buugaag wakhtiyo hore la qoray iyo Dhaqan Soomaaliga, beesha Madigaan waxay ka soo tafiirmeen Sheekh lagu magacaabi jirey Sheekh Cabdiraxmaan bin Ubaya bin Yusuf bin Ibrahim bin Caamir bin Cusmaan bin Cabdallah bin Mohamed bin kaasi oo la sheegay inuu asal ahaan ka soo ambobaxay wadanada Carabta kana soo jeedo Ansaartii Reer Madiina.

Qabriga Sheekh Cabdiraxmaaan (Madigaan) waxa uu ku yaalaa Deegaan u dhow Gudmo biyo cas oo ku taal Gobalka Sanaag.

Madigaan wuxuu dagaa dhulka Soomaaliyeed, gaar ahaan, Somaliland gaar ahaan gobalka Gabiley sidokale gobalka waqooyi bari Kenya, iyo Kililka shanaad ee somalida Itoobiya iyo Jabuuti.

Dadka Caanka[wax ka badal xogta]

·        Ugaaska guud ee Madigaan Ugaas Sheekh Faarax sheikh Cabdilaahi Warfaa

·        Caleemasaarkii ugaaska

·        ugaaska madigaan - YouTube

·        Wariye Cali barkhad caleema saarka Ugaaska Beesha madigaan - YouTube

·        ugaaska madigaan - YouTube

·        Suldaan muuse Faarax


·        Ugaaska Masare; Ugaas Sheekh Abdullah

·        

·        Sheekh Axmed Cabdilaahi Riiraash أحمد عبدالله ريراش الصومالي - مؤلف كتاب: كشف السدول عن تاريخ الصومال وممالكهم السبعة

·        Suxufi iyo Taariikhyahan Maxamed Cabdilaahi Riiraash …Daadiyihiii barnaamijkii lagu kaydiyey suugaanta Somaalida in badan oo ka mid ah ee TIXMAAL Tixmaal - M.X.Dhamac "Gaariye" 1/2 - YouTube

·        Gudoomiyaha xafiiska imtixaanka Somaliland Daud Axmed Faarax

·        

Xubnaha Beesha[wax ka badal xogta]

Buruud

Masare

Xasan

Waxa jira reero badan oo  Madigaan ah ood wadaaag  iyo is dhex gal ka jiro Jilibyo badan oo dega Jabuuti, itoobiya kililka Somaalida iyo Oromiya , Soomaliya iyo Waqooyi bari Kenyaba iyada oo mararka qaarna ay dhiiga/qaadhaanka wada bixiyaan, Madigaan (Ansaar) (wadahadal) 17:42, 8 Luuliyo 2023 (UTC)

Ajuuran?

192.145.175.229 10:40, 21 Jannaayo 2024 (UTC)[reply]