Christian Nodal
Appearance
Christian Nodal | |
|---|---|
| Macluumaadka asalka | |
| Magaca dhalashada | Christian Jesús González Nodal |
| Dhashay | January 11, 1999 Caborca, Sonora, Mexico |
| Asal | Caborca, Sonora |
| Nooca fanka | Regional Mexican |
| shaqada |
|
| Qalabka |
|
| Sanadaha Shaqada | 2014–present |
| Calaamadaha | |
| Website | websiteka rasmiga |
Christian Jesús González Nodal (Dhashay Janaayo 11, 1999) waa fanaan Meksikaan ah. Nodal wuxuu ku dhashay kuna soo barbaaray gobolka Sonora ee Meksiko , Nodal wuxuu caan ku noqday heestii oo soo saaray ee , Adiós Amor.
Albumkiisii ugu horreeyay wuxuu ahaa Me Dejé Llevar (2017).
Taariikh nololeedkiisa
[wax ka badal | wax ka badal xogta]