Ciidanka Badda

Ka Wikipedia

Template:Culuunta Ciidamada

Ciidanka Badda ama Ciidamada Badda (Af Ingiriis : Somali Navy Force, Af Carabi : ar‎), waa ciidanka loo qorsheeyay difaaca badda iyo xeebaha dalka kana dagaallama Badda si ay u ilaaliyaan waddooyinka badda iyo in ay beegsadaan maraakiibta cadawga. Waxaa hoos imaanaya gaadiid ciidanka badda sida: burburiyaha, markab dagaal, dooman, gujisyo iyo markab xamuul kana samaysan si guud loo yaqaan Xoon Bad. Waxaa suurtowda in ay ka mid noqdaan xoon ka kooban quwadda niyuklerka ee adeegsiga sawaariiq.

Magaca

Waxaa laga soo qaatay magaca ciidanka badda ama Cidamada Badda magaca ah Badda sababtoo ah waa meesha ay ka howlgalaan.

Taariikh

Caadooyinka

Hawlgallada

Aasaaska ciidanka Badda

Maraakiib

Maraakiibta dagaalka oo dhoolatus ku jira.
Maraakiibta dagaalka HMCS Vancouver iyo USS John C Stennis


Dooman

Unugyada

Ciidamada badda sida caadada ah waxa ay ka koobmaan unugyo oo kala sar-sarreeya marka la eego tirada maraakiibta oo koobaysa, markab qura waa kan ugu yar unugga shaqada. waxa ay dhammaan noqon karaan wax ka billowda maraakiib ilaa xooman ama Koox maraakiib ah kuwaas oo noqon kara kuwo u samaysma qaab koox maraakiib dagaal ah.

Eeg sidoo kale

Tixraac