Ciyaarta Teeniska

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Garoonada lagu ciyaaro Teniska
Ciyaarta Teeniska

Ciyaarta Teeniska (; ) waa cayaar ka mid ah cayaaraha sportiga sida aad muuqaalka sawirka ka arakto waxaa lagu cayaaraa shabaqa yar ee Gacanta Kaasi oo lagu tuuro kubad aad u yar waana tan loo yaqaano tenis-ka. Haddii aan wax ka soo qaado dadka ugu caansan ee cayaara waxaa ka mid ah gabadha reer Russia ee Maria Sharapova waxaa kaloo ka mid ah Roger Federer oo u dhashay dalka Switzerland.

Isku xidhka[wax ka badal | wax ka badal xogta]