Cizudiin Aybuk
Appearance
Al-suldaan almucizu Cizudiin aybuk (afka carabiga: الملك المعز عز الدين أيبك الجاشنكير التركماني الصالحي النجمي) waa kan ugu horeeyay boqorada dawlada Mamaaliikta, sanadkii 1250 ayuu noqday suldaan kadib markii ay xilka uga dagtay shajaru duri noqotayna xaaskiis, asalkiisu waa turkumaan, magaciisa wuxuu ka koobanyahay labo qeyb erayga "ay" oo laga wado dayax iyo ereyga "bak" oo laga wado amiir
Cizudiin Aybak | |||||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|---|---|
Suldaanka mamaaliikta ee masar iyo shaam (first reign) | |||||||||
Xilka | Julaay 1250 (five days) | ||||||||
Ka horeeyay | Shajar duri | ||||||||
Ku xigay | Al-Ashraf Musa | ||||||||
(second reign) | |||||||||
Reign | 1254–1257 | ||||||||
Ka horeeyay | Al-Ashraf Musa | ||||||||
Ku xigay | Mansuur cali | ||||||||
Dhashay | Lama yaqaan | ||||||||
Dhintey | 1257 | ||||||||
Ku aasan | Qaahiro | ||||||||
Xaaska | |||||||||
Issue | Mansuur cali | ||||||||
| |||||||||
Diinta | Sunni Islam |