Dagaalkii Khaybar

Ka Wikipedia

Dagaalkii Kheybar waa dagaal dhex maray Muslimiinta iyo Yahuuda. Wuxuuna dhacay sanadkii 7aad ee hijiriga.