Dagaalkii ankara

Ka Wikipedia

Dagaalkii Ankara (Af turki; Ankara Muharebesi) waxa uu dhex maray Dawlada Cosmaniyiinta iyo Timuur lank hogaamiyaha Tataarka, 20 July 1402, waxaa dagaalka lagu jabiyay dhinca Cusmaaniyiinta, suldaankooda Bayziid koowaad iyo wiilkiisa Muusa shilbi ayaana u gacan galeen Timuur lank, Dawlada Cusmaaniyiinta ayaana gashay dagaal sookeeya oo socday mudo 13 sno ah.