Dalsan
Appearance
Dalsan | |
|---|---|
Village | |
| Coordinates: 0°20′55″S 42°22′59″E / 0.34861°S 42.38306°E | |
| Waddanka | |
| Gobol | Jubbada Hoose |
| Degmo | Kismayo |
| Tirada dadka | |
| • Dhammaan | 700 |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Dalsan, waa deegaan ku yaala koonfurta gobolka Jubbada Hoose Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya.
Dalsan waxaa ay 21 KM dhanka waqooyi-galbeed kaga beegan tahay caasimadda degmada Kismaayo, Dalsan waxa ay leedahay adeegyada aasaasiga ah ee bulshada sida MCH (Caafimaadka Hooyada iyo Dhallaanka), Dugsi Hoose, Masjid iyo hotel.