Daxal

Ka Wikipedia
Daxal

Daxal

Daxal (ingiriis: Rust) waa isbedel midabka iyo muuqaalka biraha ku yimaada taas ooy keento falgalka birta iyo hawada gaar ahaan ogsajiinta ka dhex dhaca.

Inta u badan biruhu waxay daxaleystaan marka qoyaan biyo iyo hawadu isku helaan.