Dekad

Ka Wikipedia
Dakada Miami Florida

Dekad, Dakad (ingiriis: port, mararka qaar loo yaqano "harbor"; carabi: ميناء) waa meel dhisme ah oo xeebta Badaha wabiyada kutaala looguna talo galay in wax lagasoo rogo lagana dhoofiyo,dekadhu waxa ay isticmaalaan wiishash meelo hangaraha oo wax lagu xereeyo iyo qaarkood oo leh xirooyin waawayn oo loogu talo galay in xoolaha nooli ay kuxeroodaan intaan la dhoofin sida dekeda Berbera