Miami

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Mayami, Florida
—  Caasimad  —
Caasimada Mayami
A collage of images of Miami.
Ka so biloow kor, bidix ilaa midig: Dhismaha dheer Farasmagaalka Mayami (Downtown), Freedom Tower, Villa Vizcaya, Miami Tower, Xeebta Virginia Key, Xarunta hidaha iyo dhaqank Adrienne, AmericanAirlines Arena, Dekada Miami, Dayaxa ka muuqda Miami

Flag

Seal
Magac loogu yeero: "Caasimada Sirta," "Albaabka America," "Caasimada Latin America"[1]
Meesha ku taalo Miami-Dade County iyo gobolka Florida
Miami is located in Maraykanka
Miami
Miami
Meesha kaga taalo Maraykanka
Dhacdaa: 25°46′31″N 80°12′32″W / 25.77528°N 80.20889°W / 25.77528; -80.20889Isuduwe: 25°46′31″N 80°12′32″W / 25.77528°N 80.20889°W / 25.77528; -80.20889
Wadanka Maraykanka
Gobol Florida
Degmo Miami-Dade
La degay 1825
Dowlada-hoose Luuliyo 28, 1896
Loogu Magac-daray Mayaimi
Xukunka
 • Nooca Duqa-magaalada
 • Duqa-magaalada Tomás Regalado (Jamhuuriya)
 • Xoghayaha Caasimada Daniel J. Alfonso
Baaxadda[2]
 • Caasimad 55.27 sq mi (143.1 km2)
 • Dhul 35.68 sq mi (92.4 km2)
 • Biyo 19.59 sq mi (50.7 km2)
 • Urban 1,116.1 sq mi (2,891 km2)
 • Metro 6,137 sq mi (15,890 km2)
Joogga 6 ft (2 m)
Joogga ugu sareeya 42 ft (13 m)
Tirada dadka (2010)[3][4][5][6]
 • Caasimad 399,457
 • Estimate (2013) 417,650
 • Rank 44aad, U.S.
 • Tiro Badnaan 11,135.9/sq mi (4,299.6/km2)
 • Urban 5,502,379 (4aad U.S)
 • Magaalo 5,564,635 (8aad U.S)
Magac uyeel Miamian
Saacad Wakhtiga Bari (EST) (UTC-5)
 • Xagaa (DST) EDT (UTC-4)
ZIP Kodh 33010–33299
Area code(s) Area code 305, Area code 786
Website miamigov.com

Mayami, Miami (/æmi/; (Af-Isbaanish: maiˈami)[7]) waa magaalo ku taala Badweynta Atlaantik ee xeebaha koonfurbari gobolka Florida wadanka Maraykanka. Magaalada Miami waa fadhiga dowlada degmada Mayami-Dale ee maamusha deegaano badan oo ka tirsan gobolka Foloriida. Marka la xisaabinayo dadka iyo shacabka, magaalada Mayaami waa mida 44aad ee ugu dadka badan wadanka Maraykanaka, waxayna leedahay shacab dhan 417,650 (tiro-koobtii 2013ka0.[8][9]

Marka lagu daro deegaanada nawaaxiga ee hoosyimaada dowlad hoose ee Mayaami Metropolitan waa mida 8aad ee ugu dadka badan liiska dalka Maraykanaka, taasi oo leh dad gaadhaya 5.5 milyan bulsho ah.[10][11]

Dhismaha Freedom Tower ee la dhisay 1925kii ee badhtamaha Mayaami.

Mayaami waa xarun iyo hogaanka dhaqaalaha, ganacsiga, dhaqanka, madadaalada, farshaxanka, waxbarashada iyo ganacsiga caalamiga ah.[12][13] Sanadkii 2012ka waxaa la isla afgartey in magaalada Miyaami tahay Caasimad Aduunka ah (Alpha World City).[14] Xaga dhaqaalaha magaalada Miyaami waxaa lagu sheegay ineey tahay magaalada 7aad ee ugu dhaqaalaha badan magaalooyinka wadanka Maraykanka, sidoo kale waa magaalada 33aad ee caalamka.[15]


Muuqaalka dhismayasha magaalada Mayami

Magaalada Mayaami waxay caan ku tahay xeebaha quruxda badan iyo cimilada kulul sanadka oo dhan, taasi oo noqotey mid aad u soo jiidata dalxiisayaasha wadanka dhexdiisa iyo dibadiisaba.[16] Magaalada Mayaami waxaa ku dhaqan dad aad u badan oo leh dhaqano kala duwan oo matala meelo badan oo dunida ah. Waxaanay magaaladani ku caan tahay madadaalada iyo dalxiiska.[17] Sidoo kale, Mayaami waxaa lagu magacaaba "Caasimada Latin Ameerika" sababtoo ah waxaa ku dhaqan tiro aad u badan oo dad ka soo jeeda wadanada Laatiin Ameerika,[1] waxaana loo aqoonsan yahay magaalada labaad ee ugu badan dadka ku hadla Isbaanishka,[18] sidoo kale waa magaalada ugu badan eey ku dhaqan yihiin dadka ka soo jeeda wadanka Kuuba.[19]

Muuqaal magaalada

Farasmagaalka magaalada Mayaami waxay xarun u tahay qaar ka mid ah shirkadaha ugu waaweyn wadankan Maraykanka; kuwaasi waxaa ka mid ah bankiyo caalami ah, xarumo cilmibaadhis, caafimaad, biotechnology, teknoolojiyad, goobo madaalo, iyo shirkadaha dalxiiska xeebaha iyo badaha[20][21][22][23]

Muuqaalka Miyami[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Moon over Miami.png
Downtown Miami Panorama from the Rusty Pelican photo D Ramey Logan.jpg
Miamiskyline20080113.png
DowntownMiamiPanorama.jpg

Magaalooyinka Maraykanka[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]


Magaalooyinka Wadanka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Wadanka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. 1.0 1.1 "Miami: the Capital of Latin America". Time. December 2, 1993. 
  2. "US Gazetteer files: 2010, 2000, and 1990". United States Census Bureau. February 12, 2011. Retrieved April 23, 2011. 
  3. "American Factfinder, Profile of General Population and Housing Characteristics: 2010". US Census Bureau. Retrieved October 21, 2011. 
  4. American Community Survey Miami Urbanized Area (2008 estimate)
  5. "Population Estimates". Retrieved August 10, 2015. 
  6. "2009 City Estimates", US Census Bureau. (CSV format)
  7. "Miami". Retrieved March 12, 2014. 
  8. edr.state.fl.us/Content/population-demographics/data/FLmupops_2013.xls
  9. "http://www.census.gov/popest/metro/files/2009/CBSA-EST2009-alldata.csv" (CSV). 2009 Population Estimates. United States Census Bureau. July 1, 2009. Retrieved 5 September 2015.  External link in |title= (help)
  10. "Table 1. Annual Estimates of the Population of Metropolitan and Micropolitan Statistical Areas: April 1, 2010 to July 1, 2012" (CSV). 2012 Population Estimates. United States Census Bureau, Population Division. March 2013. Retrieved March 17, 2013. 
  11. Demographia: World Urban Areas. (PDF).
  12. "The World According to GaWC 2008". Globalization and World Cities Study Group and Network, Loughborough University. Retrieved March 3, 2009. 
  13. "Inventory of World Cities". Globalization and World Cities (GaWC) Study Group and Network. Retrieved December 1, 2007. 
  14. "GaWC - The World According to GaWC 2012". Retrieved August 10, 2015. 
  15. "The Global Cities Index 2010". Retrieved 5 September 2015. 
  16. Van Riper, Tom (March 17, 2008). "America's cleanest cities". Forbes. Archived from the original on May 29, 2010. Retrieved February 23, 2008. 
  17. "City Mayors: World's richest cities by purchasing power". City Mayors. Retrieved September 19, 2009. 
  18. "Language Use in the United States: 2011" (PDF). American Community Survey Reports. Retrieved February 19, 2015. 
  19. U.S. Census, 2010 (Ethnicity) and Census American Community Survey 2008 (language).
  20. Nest Seekers International. Nestseekers.com. Retrieved on 5 September 2015.
  21. Brickell – Downtown Miami, Florida. Madduxco.com. Retrieved on October 8, 2012.
  22. Miami-Dade.gov Port of Miami. Miamidade.gov. Retrieved on October 8, 2012. Archived Agoosto 9, 2015 // Wayback Machine
  23. Cruise lines departing from the Port of Miami. Gomiami.about.com (April 10, 2012). Retrieved on October 8, 2012.