Atlanta

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Atlanta, Joorjiya ee dalka Maraykanka.
Atlanta, Joorjiya
—  Caasimad  —
Caasimada Atlanta
Ka soo biloow kor ilaa hoos bidix ilaa midig: Dabaqyada dhaadheer ee Atlanta, shaleemada Fox, Magaalo madaxda gobolka Joorjiya, Beerta Centennial Olympic, Albaabka Millenium, Deegaano taariikhi ah, biyoleyda Joorjiya, Sanabka Phoenix, iyo Farasmagaalaha Atlanta

Flag

Seal
Magac loogu yeero: Hotlanta (Kulaylbadan),[1] ATL,[2] Caasimadii Keymaha,[3] Midii Koowaad,[4] Caasimadii Albaabka.[5] (Sido kale fiiri Naaneysta Joorjiya)
Halkudhig: Resurgens (micaneedu tahay dib u kac)
Deegaanka caasimada ee Fulton County, sidoo kale Fulton County meesha u kaga yaalo gobolka Jorjiya
Atlanta is located in Maraykanka
Atlanta
Atlanta
Barta ay ku taalo caasimada Atlanta, Joorjiya
Dhacdaa: 33°45′18″N 84°23′24″W / 33.75500°N 84.39000°W / 33.75500; -84.39000Isuduwe: 33°45′18″N 84°23′24″W / 33.75500°N 84.39000°W / 33.75500; -84.39000
Wadanka Maraykanka
Maraykanka Joorjiya
Deegaanka Fulton, DeKalb
Terminus 1837
Marthasville 1843
Caasimada Atlanta Diisamber 29, 1847
Xukunka
 • Duqa-magaalada Kasim Reed
 • Dhismaha Dowlada Hoose ee Atlanta
Baaxadda
 • Caasimad 132.4 sq mi (343.0 km2)
 • Dhul 131.8 sq mi (341.2 km2)
 • Biyo 0.6 sq mi (1.8 km2)
 • Urban 1,963 sq mi (5,080 km2)
 • Metro 8,376 sq mi (21,690 km2)
Joogga 738 to 1,050 ft (225 to 320 m)
Tirada dadka (2013)
 • Caasimad 447,841[6]
 • Tiro Badnaan 3,380/sq mi (1,306/km2)
 • Urban 4,975,300
 • Urban density 2,540/sq mi (979/km2)
 • Magaalo 5,522,942[7] (9th)
 • Metro density 660/sq mi (255/km2)
 • CSA 6,162,195[8] (11th)
 • Bulshada Atlantan[9]
Saacad EST (UTC-5)
 • Xagaa (DST) EDT (UTC-4)
ZIP kodeka 30060, 30301-30322, 30324-30334, 30336-30350, 30353
Area code(s) 404/678/470
FIPS code 13-04000[10]
Astaanta GNIS 0351615[11]
Website AtlantaGA.gov

Atlanta, Caasimada Atlanta (Listeni/læntə/, sidoo kale Listeni/lænə/) waa caasimad iyo magaalo madaxda Gobolka Joorjiya ee wadanka Maraykanka. Magaalada Atlanta waxay leedahay shacabka ugu badan gobolka Joorjiya 447,841 (tiro koobtii 2010ka). Marka lagu daro deegaanada ku hareersan ee hoosyimaada Atalanta waxaa ku dhaqan dad gaadhaya 5,522,942, taasi oo ka dhigeysa caasimad-weyne (metropolitan) sagaalaad ee dalka Maraykanka; waana xarunta ganacsiga iyo dhaqaalaha ee deegaankaasi.[12] Atlanta waa fadhiga iyo saldhiga dowlada Fulton County in kastoo ay xoogaa ka gaadho dhinaca galbeed DeKalb County. Caasimada Atlanta waxay aasaasantay sanadkii 1837kii wakhtigaas oo ku beegan dhismihii tareenka dheer ee isku xidha bari iyo galbeed wadanka Maraykanka. Laakiin waxay si fiican u kortay oo balaadhatey wakhtigii Dagaalka Sokeeye ee Maraykanka, goortaasi oo ay noqotey goob ganacsi iyo xudun isku xidha dhinacyada iska soo horjeeday.
Magaalada Atlanta waa xarunta isku xidha isgaadhsiinta socdaalka ee gobolka koonfurbari Maraykanka; gaar ahaan xudunta iskuxidhka laymanka tareenada, socdaalka cirka ee diyaaradaha ayada oo leh gegada-diyaaradaha ee ugu mashquulka badan caalamka tan iyo sanadkii 1998kii, kaas oo lagu magacaabo "Hartsfield–Jackson Atlanta International Airport".[13][14][15][16]

Dhismayaashii ugu horeeyay ee magaalada Atlanta sanadihii 1889kii.

Caasimada Atlanta waxaa lagu tiriyaa ineey tahay magaalo aad u heersareysa[17], ayadoo la sheegay ineey tahay magaalada 36aad ee ugu awooda badan aduunka, tan 8aad ee ugu heerka sareeysa Maraykanka dhexdiisa, iyo magaalo kaligeed maamusha dhaqaale dhan 270 bilyan dollarka Maraykanka.[18] Xaga juquraafiga deegaanka, magaalada Atlanta waxay ku taalaa dhul fidsan oo leh buuro kooban oon aad u dhaadheerayn kuwaasi oo ku hareersan tahay dhir faro badan iyo haro biyo midaasi oo soo jiidatey xayawaan iyo shimbiro aad u faro badan.

Magaalada Atlanta waxaa lagu qabtey ciyaaraha Olympicga

Sanadkii 1996dii ayaa markii ugu horeeysay magaalada Atlanta waxaa lagu qabtey ciyaaraha Olympicga ee caalamiga ah.

Farasmagaalaha Atlanta
Dadka Jinsiyad Ahaan 2013[19] 1990[20] 1970[20] 1940[20]
Dadka Madoow ama Afrikaan 53.9% 67.1% 51.3% 34.6%
Dadka Cad 41.8% 31.0% 48.4% 65.4%
—Ahayn-Hispanic 37.1% 30.3% 47.3%[21] lama oga
Ka soo jeeda Aasiya 4.3% 0.9% 0.1% -
Hispanic or Latino (nooc kasta leh) 5.3% 1.9% 1.5%[21] lama oga
Dhismayaasha dhaadheer ee farasmagaalaha Atlanta
Badhtamaha magaalada Atlanta
Dhismaha Buckhead



Magaalooyinka Wadanka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C

La Mataan ah[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

Magaalada Atlanta waxay mataan la tahay 18 caasimadood oo ku kala yaala daafaha dunida.[22][23] Kuwaasi waxaa ka mid ah:

Tixraac[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. ""Love it or loathe it, the city's nickname is accurate for the summer", Atlanta Journal-Constitution, June 16, 2008". Retrieved October 28, 2014. 
  2. "The service, dubbed the Atlanta Tourist Loop as a play on the city's 'ATL' nickname, will start April 29 downtown." "Buses to link tourist favorites" The Atlanta Journal-Constitution
  3. ""Atlanta May No Longer Be the City in a Forest", WSB-TV". Retrieved October 28, 2014. 
  4. "Because we're the only city easily identified by just one letter". Creative Loafing. November 23, 2011. Retrieved October 7, 2012. 
  5. "Our Quiz Column". Sunny South. p. 5. 
  6. "Atlanta (city), Georgia". United States Census Bureau. United States Census Bureau. Retrieved July 10, 2014. 
  7. "Annual Estimates of the Resident Population: April 1, 2010 to July 1, 2013 – United States -- Metropolitan and Micropolitan Statistical Area; and for Puerto Rico". United States Census Bureau. United States Census Bureau. Retrieved July 10, 2014. 
  8. "Estimates of Resident Population Change and Rankings: July 1, 2012 to July 1, 2013 – United States -- Combined Statistical Area; and for Puerto Rico". United States Census Bureau. United States Census Bureau. Retrieved July 10, 2014. 
  9. The term "Atlantans" is widely used by both local media and national media.
  10. "American FactFinder". United States Census Bureau. Retrieved January 31, 2008. 
  11. "US Board on Geographic Names". United States Geological Survey. October 25, 2007. Retrieved January 31, 2008. 
  12. ""Who's right? Cities lay claim to civil rights 'cradle' mantle"/'"Atlanta Journal-Constitution''". Politifact.com. June 28, 2011. Retrieved May 17, 2012. 
  13. "MONTHLY AIRPORT TRAFFIC REPORT" (PDF). Hartsfield-Jackson Atlanta International Airport. December 2008. Retrieved December 13, 2010. 
  14. "DOT: Hartsfield-Jackson busiest airport, Delta had 3rd-most passengers". March 13, 2008. 
  15. "Top Industry Publications Rank Atlanta as a LeadingCity for Business. | North America > United States from". AllBusiness.com. Archived from the original on 19 April 2009. Retrieved April 5, 2010. 
  16. "Doing Business in Atlanta, Georgia". Business.gov. Retrieved April 5, 2010. 
  17. "GaWC – The World According to GaWC 2012". Lboro.ac.uk. January 13, 2014. Retrieved January 25, 2014. 
  18. "Global Cities 2010: The Rankings". Foreign Policy. Retrieved November 6, 2010. 
  19. "Atlanta (city), Georgia". State & County QuickFacts. U.S. Census Bureau. 
  20. 20.0 20.1 20.2 Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named census1
  21. 21.0 21.1 From 15% sample
  22. "Atlanta Sister Cities Commission". City of Atlanta. Retrieved February 18, 2013. 
  23. "Atlanta, Georgia". Sister Cities International. Archived from the original on September 25, 2014. Retrieved May 28, 2015. 
  24. "Tbilisi Sister Cities". Tbilisi City Hall. Tbilisi Municipal Portal. Archived from the original on July 24, 2013. Retrieved August 5, 2013.  External link in |work= (help)
  25. "Ra'anana: Twin towns & Sister cities – Friends around the World". raanana.muni.il. Retrieved March 24, 2010.