Jump to content

Tareen

Ka Wikipedia

Tareen (af-carabi قطار, af-ingiriis: train) waa nooc ka mida gaadiidka dadku u adeegsadaan inay meel dheer ama meel ku gaaraan xilli gaaban, tareenka ayaa qaada dadka iyo alaabada, waana wax ka samaysan qolal la isku xiray iyo silsilado lugo leh oo ku dul roora bir loogu tala galay loona yaqaan birta tareenka. tareenada qaar baa ku shaqeeya dhuxul dhagax, qaarna shidaal, qaarka casriga ah ayaa ku shaqeeya korontada.

Tareen