Lagos
Jump to navigation
Jump to search
Lagos, Laagoos Nigeria (ingiriis: Lagos, Carabi: waa magaalo-xeebeed ku taala koonfurta wadanka Nayjeeriya taasi ooy ku nool yihiin dad ka badan 18 milyan. Magaalada Lagos waa magaalada ugu dadka badan wadanka Nayjeriya, waa magaalada labaad ee ugu koritaanka weyn qaarada Afrika iyo tan todobaad ee ugu xawaaraha dheer xaga fidida iyo koritaanka ee aduunka oo dhan.