Denver
- Kani waa maqaal ku saabsan magaalo-madaxda gobolka Kololado ee dalka Maraykanka.
Denver, Kolorado | |
|---|---|
| Caasimad iyo Degmada Denver | |
Kor ilaa hoos, bidix ilaa midig: Dabaqyada dhaadheer Denver, magaalo-madaxda Kolorado, Tiyaatarka Red Rocks, Goobta Ciyaaraha Authority Field at Mile High, Tareenka RTD Light Rail ee dhexmara farasmagaalka. | |
| Nickname(s): | |
Meesha kaga taalo Kolorado | |
| Wadanka | |
| Gobolka | Kolorado |
| Caasimad iyo Degmo | Denver[1] |
| La aasaasay | Nofembar 17, 1858, Caasimada Denver, ka tirsanayd Kansas[5] |
| Dowlada Hoose | Nofember 7, 1861, Caasimada Denver, C.T.[6] |
| La isu daray | Nofember 15, 1902, Caasimada iyo Degmada Denver |
| Named for | James W. Denver |
| Dowlada | |
| • Nuuca | Caasimad iyo Degmo isku dhexjira[1] |
| • Body | Golaha Degmada Denver |
| • Duqa-magaalada | Michael Hancock (Xisbig Dimuqradiga)[7] |
| Area | 155 sq mi (400 km2) |
| • Land | 153 sq mi (400 km2) |
| • Water | 1.6 sq mi (4 km2) 1.1% |
| • Metro | 8,414.4 sq mi (21,793 km2) |
| Joogga | 5,130–5,690 ft (1,564–1,731 m) |
| Tirada dadka | |
| • Caasimad iyo Degmo | 600,158 |
| • Estimate (2014)[11] | 663,862 |
| • Rank | US: 21aad |
| • Cufnaanta dadka | 4,044/sq mi (1,561/km2) |
| • Urban | 2,374,203 (US: 18aad) |
| • Metro | 2,754,258 (US: 21aad) |
| • Shacabka | Denverite |
| Aag saacadeed | UTC– 07:00 (MST) |
| • Xagaa (DST) | UTC– 06:00 (MDT) |
| ZIP Kodh | 80201–80212, 80214–80239, 80241, 80243–80244, 80246–80252, 80256–80266, 80271, 80273–80274, 80279–80281, 80290–80291, 80293–80295, 80299, 80012, 80014, 80022, 80033, 80123, 80127[12] |
| Furaha | Area kodh 303 iyo 720 |
| INCITS kodh | 0820000 |
| Astaanta GNIS | 0201738 |
| Jidadka Waaweyn (highways | I-25, I-70, I-76, I-225, I-270, US 285, US 287, SH 2, SH 26, SH 30, SH 35, SH 83, SH 88, SH 470, E-470 |
| Website | denvergov.org |
Caasimad Denver (/ˈdɛnvər/; Arapaho: Niinéniiniicíihéhe')[14] waa magaalo-madaxda iyo deegaanka ugu shacabka badan gobolka Kolorado ee wadanka Maraykanka. Sidoo kale caasimadani waa fadhiga dolwada Degmada Denver (Denver County) ee ugu bulshada badan gobolkaasi.
Magaalada Denver waxay dhacdaa koonfurta webiga Platte Valley ee ku yaala waqooyiga deegaanada sare ee Buuraha Rocky.
Sidoo kale farasmagaalaha Denver wuxuu dhinaca ku hayaa dhul joogiisu sareeyo oo buuro iyo dhul taagan ah taasi oo dhinaca ku haysa koonfurta webiga Platte. Magaaladan waxaa lagu naaneysaa "Caasimada Xawaaraha Sare" sababtoo ah waa mid aad uga kacsan ama joog ahaan ka sareeysa deegaanada kale ee wadanka Maraykanka; midaasi oo lagu qiyaasay in caasimada Denver ka sareeyso oogada bada dherer dhan 5280 talaabo (ft) ama 1,610 mitir, midaasi oo ka dhigeysa caasimad ugu jooga dheer dhamaan wadanka Maraykanka.[8]
Intaas waxaa dheer, magaalda Denver waxaa dhexmara dhigta 105aad ee galbeedka Meridian Greenwich, taasi oo u suurtogelisay in la siiyo Wakhtiga Meelaha Buuroleyda (Mountain Time Zone).
Tiro-koob dowlada Maraykanku samaysay waxaa lagu ogaaday in magaalda Denver tahay deegaanka 21aad ee ugu shacabka badan wadankaasi, taasi oo ku dhaqan yihiin 663,862 (tiro-koobtii 2014ka).[15]
Marka magaalada Denver lagu daro 10 degmo agagaarkeeda ah waxaa ku dhaqan bulsho dhan 2,697,476 tasi oo iyadna ka dhigtey Denver metropolitan mida 21aad ee ugu bulshada badan wadanka Maraykanka.[16][17]
Sababto ah deegaanada ay dhacdo magaalada Denver oo buuroley ah ayaa waxa ay noqoneysaa mida ugu bulshada badan deegaanda Buuroleyda Galbeed, waana magaalada sadexaad ee ugu shacabka badan Koonfurgalbeed Maraykanka, marka laga reebo Phoenix, Arizona iyo El Paso, Tegsas.

Taariikhda Denver
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
Caasimada Denver waxaa la aasaasay Nofember 1858 wakhtigaasi ooy ahayd deegaan laga qodo macdanta, waxayna ka tirsanayd wakhtigaasi "Deegaanada Kansas" ee hoostaga dowaldii Maraykanka.[18]
Jeneral William Larimer, ee haystay ciidamad xooga galbeed ee Maraykanka ayaa magacaabay in laga aasaaso magaalo saldhig u noqota dahabqodayaashii ku sugnaa deegaanada Auraria iyo Cherry Creed. Indho-indhayn iyo shaxdejin ka dib, waxaa koonfurta webiga Platea laga caalaamdeeyay meesha maant ah farasmagaalka magaalada Denver, taasi oo logu magac daray badhasaabkii (governor) wakhtigaasi heystay Deegaanda Kansas oo la odhan jirey James W. Denver.[19]
Sanadihii xigay waxay magaalda Denver noqotey goob u adeegta bulshada ganacsiga dahabka iyo macdanta laga qodo deegaandaasi. Taasi waxay keentay koritaanka iyo balaadhashada magaalada Denver.[20][21]
Si kastaba ha ahaatee, Denver waxay caasimad caalami ah noqotey goortii dowlada degmada Denver iyo shacabka ku dhaqan magaalda iska wax u qabso ku dhisteen wado tareen dhan 100 mayl kaasi oo magaaalada Denver ku xidhaayay wadanka intiisa kale. Wakhtiyadani wixii ka dambeeyay, waxaa magaalada Denver ku soo qulquley tiro badan oo dad ah, kuwaasi oo leh milyaneero ka abuurey ganacsi, meherado, shirkado, huteelo, baarar, goobo dalxiis iyo waxyaabo kale.
Bulshada
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tiro-koob dowlada Maraykanku samaysay sanadkii 2010ka ayaa waxaa lagu ogaaday in bulshada caasimada iyo degmada Denver dhan yihiin 600,158; taasi oo ka dhigeysa deegaankani meesha 24aad ee ugu bulshada badan wadanka Maraykanka.[22]
Dadka ku dhaqan caasimada Denver ayaa waxa ugu badan dadka cad iyo kuwa ka soo jeeda wadanada ku hadla isbaanishka ee Bartamaha Ameerika. Sidoo kale waxaa deegaan ku ah ilaa 10% dadka madoow ama Afrikan Ameerikan, halka dadka ka soo jeeda qaarada Aasiya noqonayaa ilaa 3%.
| Noocyada Bulshada | 2010[23] | 1990[24] | 1970[24] | 1940[24] |
|---|---|---|---|---|
| Cadaan | 68.9% | 72.1% | 89.0% | 97.3% |
| —Ahayn-Hispanic | 52.2% | 61.4% | 74.5%[25] | ma lahan |
| Madoow ama Afrikan Amerikan | 10.2% | 12.8% | 9.1% | 2.4% |
| Aasiyaan | 3.4% | 2.4% | 1.4% | 0.2% |
| Hispanic ama Latino (dhamaantood) | 31.8% | 23.0% | 15.2%[25] | ma lahan |
Muuqaalka Denver
[wax ka badal | wax ka badal xogta]-
Farasmagaalaha caaasimada Denver 64. In
-
Sawir magaalada Nevada laga soo qaadey hawada sare]]
-
Muqaalka farasmagaalaha caasimada Denver
-
Qorax dhaca caasimada Denver
-
caasimada Denver

Magaalooyinka Maraykanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]
| Magaalooyinka Maraykanka | |
|---|---|
| Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C | |
| Gobolada Maraykanka | |
|---|---|
| Alabama · Alaska · Arizona · Arkansas · Delaware · Florida · Fermont · Firjiniya · Houston · Gobolka Joorjiya · Gasiirada Rhode · Galbeedka Firjiniya · Hawaii · Idaho · Illinois · Indiana · Iowa · Kansas · Kentucky · Kalifornia · Kolorado · Konektikat · Koonfur Karolina · Koonfur Dakota · Louisiana · Maine · Maryland · Massachusetts · Mishiigan · Minnesota · Mississippi · Missouri · Montana · Nebraska · Nevada · Hampshire Cusub · Jersey Cusub · Meksiko Cusub · New York (gobol) · Ohio · Oklahoma · Oregon · Pennsylvania · Tennessee · Tegsas (Texas) · Utah · Wyoming · Washington (gobol) · Waqooyi Karolina · Waqooyi Dakota | |
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ 1.0 1.1 "Active Colorado Municipalities". State of Colorado, Department of Local Affairs. Archived from the original on December 12, 2009. Retrieved November 16, 2007.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Claims to Fame – Geography Archived Diseembar 24, 2010 // Wayback Machine, Epodunk, accessed April 16, 2007
- ↑ Queen City Archived Nofeembar 21, 2010 // Wayback Machine, Time (magazine), January 30, 1928, accessed April 13, 2007.
- ↑ "Denver: A Mile High And Climbing – Denver, Colorado". Parks & Recreation. 2001. Archived from the original on 2012-01-19. Retrieved 2015-09-10.
{{cite news}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|deadurl=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Denver City Town Company Record Book, Mss.01813 (accession 99.225), History Colorado" (PDF). Archived from the original (PDF) on March 18, 2015. Retrieved March 8, 2015.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Colorado Municipal Incorporations". State of Colorado, Department of Personnel & Administration, Colorado State Archives. December 1, 2004. Archived from the original on Bisha Laba iyo Tobnaad 2, 2010. Retrieved December 5, 2007.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Interim Mayor Vidal to be sworn in Jan. 12". Denver Post. Retrieved January 17, 2011.
- ↑ 8.0 8.1 "Denver Facts Guide – Today". The City and County of Denver. Archived from the original on February 3, 2007. Retrieved March 19, 2007.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Elevations and Distances in the United States". United States Geological Survey. April 29, 2005. Archived from the original on October 15, 2011. Retrieved November 22, 2010.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "American FactFinder". United States Census Bureau. Retrieved June 20, 2014.
- ↑ "Population Estimates". United States Census Bureau. Retrieved May 21, 2015.
- ↑ "ZIP Code Lookup" (JavaScript/HTML). United States Postal Service. August 18, 2007. Retrieved October 16, 2007.
- ↑ "2014 U.S. Gazetteer Files: Places". United States Census Bureau. July 1, 2014. Retrieved January 5, 2015.
- ↑ "English-Arapaho dictionary". Retrieved May 23, 2012.
- ↑ "State & County QuickFacts". United States Census Bureau. Archived from the original on April 1, 2007. Retrieved June 7, 2014.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Annual Estimates of the Population of Metropolitan and Micropolitan Statistical Areas: April 1, 2010 to July 1, 2013". 2013 Population Estimates. United States Census Bureau, Population Division. June 20, 2014. Retrieved June 20, 2014.
- ↑ "Table 1. Annual Resident Population Estimates, Estimated Components of Resident Population Change, and Rates of the Components of Resident Population Change for States and Counties: April 1, 2010 to July 1, 2011" (CSV). 2011 Population Estimates. United States Census Bureau, Population Division. April 2012. Retrieved August 1, 2012.
- ↑ "Denver: The Rocky Mountain metropolis time line". The City and County of Denver. January 1, 2006. Archived from the original on August 13, 2006. Retrieved August 30, 2006.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ Thomas J. Noel. "Denver History: The Arapaho Camp". City and County of Denver. Archived from the original on Bisha Tobnaad 13, 2007. Retrieved September 26, 2007.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "State Government History". State of Colorado, Department of Personnel & Administration, Colorado State Archives. April 18, 2001. Archived from the original on Bisha Kow iyo Tobnaad 30, 2006. Retrieved November 28, 2006.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Colorado Municipal Incorporations". State of Colorado, Department of Personnel & Administration, Colorado State Archives. December 1, 2004. Archived from the original on Bisha Laba iyo Tobnaad 2, 2010. Retrieved November 28, 2006.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ "Annual Estimates of the Resident Population for Counties: April 1, 2010 to July 1, 2013". 2013 Population Estimates. United States Census Bureau, Population Division. June 20, 2014. Retrieved June 20, 2014.
- ↑ "Denver (city), Colorado". State & County QuickFacts. U.S. Census Bureau. Archived from the original on 2012-05-21. Retrieved 2015-09-10.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ 24.0 24.1 24.2 "Race and Hispanic Origin for Selected Cities and Other Places: Earliest Census to 1990". U.S. Census Bureau.
- ↑ 25.0 25.1 From 15% sample