Denver

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Denver, Kolorado)
Kani waa maqaal ku saabsan magaalo-madaxda gobolka Kololado ee dalka Maraykanka.
Denver, Kolorado
Caasimad iyo Degmada Denver
Kor ilaa hoos, bidix ilaa midig: Dabaqyada dhaadheer Denver, magaalo-madaxda Kolorado, Tiyaatarka Red Rocks, Goobta Ciyaaraha Authority Field at Mile High, Tareenka RTD Light Rail ee dhexmara farasmagaalka.
Flag
Seal
Nickname(s): 
Caasimada Xawaaraha Sare[2]
Caasimada Boqorada Galbeedka
Caasimada Boqorada Deegaanada Sare,[3]
Galbeedka Jidka Wall[4]
Denver, Kolorado is located in Earth
Denver, Kolorado
Denver, Kolorado
Meesha kaga taalo Kolorado
Wadanka United States
GobolkaKolorado
Caasimad iyo DegmoDenver[1]
La aasaasayNofembar 17, 1858, Caasimada Denver, ka tirsanayd Kansas[5]
Dowlada HooseNofember 7, 1861, Caasimada Denver, C.T.[6]
La isu darayNofember 15, 1902, Caasimada iyo Degmada  Denver
Named forJames W. Denver
Dowlada
 • NuucaCaasimad iyo Degmo isku dhexjira[1]
 • BodyGolaha Degmada Denver
 • Duqa-magaaladaMichael Hancock (Xisbig Dimuqradiga)[7]
Area155 sq mi (400 km2)
 • Land153 sq mi (400 km2)
 • Water1.6 sq mi (4 km2)  1.1%
 • Metro
8,414.4 sq mi (21,793 km2)
Joogga5,130–5,690 ft (1,564–1,731 m)
Tirada dadka
 • Caasimad iyo Degmo600,158
 • Estimate 
(2014)[11]
663,862
 • RankUS: 21aad
 • Cufnaanta dadka4,044/sq mi (1,561/km2)
 • Urban
2,374,203 (US: 18aad)
 • Metro
2,754,258 (US: 21aad)
 • Shacabka
Denverite
Aag saacadeedUTC– 07:00 (MST)
 • Xagaa (DST)UTC– 06:00 (MDT)
ZIP Kodh
80201–80212, 80214–80239, 80241, 80243–80244, 80246–80252, 80256–80266, 80271, 80273–80274, 80279–80281, 80290–80291, 80293–80295, 80299, 80012, 80014, 80022, 80033, 80123, 80127[12]
FurahaArea kodh 303 iyo 720
INCITS kodh0820000
Astaanta GNIS0201738
Jidadka Waaweyn (highwaysI-25, I-70, I-76, I-225, I-270, US 285, US 287, SH 2, SH 26, SH 30, SH 35, SH 83, SH 88, SH 470, E-470
Websitedenvergov.org
Caasimada iyo magaalo-madaxda ugu bulshad badan gobolka Kolorado


Caasimad Denver (/nvər/; Arapaho: Niinéniiniicíihéhe')[14] waa magaalo-madaxda iyo deegaanka ugu shacabka badan gobolka Kolorado ee wadanka Maraykanka. Sidoo kale caasimadani waa fadhiga dolwada Degmada Denver (Denver County) ee ugu bulshada badan gobolkaasi. Magaalada Denver waxay dhacdaa koonfurta webiga Platte Valley ee ku yaala waqooyiga deegaanada sare ee Buuraha Rocky.

Sidoo kale farasmagaalaha Denver wuxuu dhinaca ku hayaa dhul joogiisu sareeyo oo buuro iyo dhul taagan ah taasi oo dhinaca ku haysa koonfurta webiga Platte. Magaaladan waxaa lagu naaneysaa "Caasimada Xawaaraha Sare" sababtoo ah waa mid aad uga kacsan ama joog ahaan ka sareeysa deegaanada kale ee wadanka Maraykanka; midaasi oo lagu qiyaasay in caasimada Denver ka sareeyso oogada bada dherer dhan 5280 talaabo (ft) ama 1,610 mitir, midaasi oo ka dhigeysa caasimad ugu jooga dheer dhamaan wadanka Maraykanka.[8]

Intaas waxaa dheer, magaalda Denver waxaa dhexmara dhigta 105aad ee galbeedka Meridian Greenwich, taasi oo u suurtogelisay in la siiyo Wakhtiga Meelaha Buuroleyda (Mountain Time Zone).

Astaamaha magalada Denver, Kolorado.

Tiro-koob dowlada Maraykanku samaysay waxaa lagu ogaaday in magaalda Denver tahay deegaanka 21aad ee ugu shacabka badan wadankaasi, taasi oo ku dhaqan yihiin 663,862 (tiro-koobtii 2014ka).[15]

Marka magaalada Denver lagu daro 10 degmo agagaarkeeda ah waxaa ku dhaqan bulsho dhan 2,697,476 tasi oo iyadna ka dhigtey Denver metropolitan mida 21aad ee ugu bulshada badan wadanka Maraykanka.[16][17]

Sababto ah deegaanada ay dhacdo magaalada Denver oo buuroley ah ayaa waxa ay noqoneysaa mida ugu bulshada badan deegaanda Buuroleyda Galbeed, waana magaalada sadexaad ee ugu shacabka badan Koonfurgalbeed Maraykanka, marka laga reebo Phoenix, Arizona iyo El Paso, Tegsas.

Muuqaal sawirka magaalada Denver, 1898



Taariikhda Denver[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Badhasaabkii kowaad deegaanada Kansas ee loogu magaca daray magaaladan James W. Denver

Caasimada Denver waxaa la aasaasay Nofember 1858 wakhtigaasi ooy ahayd deegaan laga qodo macdanta, waxayna ka tirsanayd wakhtigaasi "Deegaanada Kansas" ee hoostaga dowaldii Maraykanka.[18]

Jeneral William Larimer, ee haystay ciidamad xooga galbeed ee Maraykanka ayaa magacaabay in laga aasaaso magaalo saldhig u noqota dahabqodayaashii ku sugnaa deegaanada Auraria iyo Cherry Creed. Indho-indhayn iyo shaxdejin ka dib, waxaa koonfurta webiga Platea laga caalaamdeeyay meesha maant ah farasmagaalka magaalada Denver, taasi oo logu magac daray badhasaabkii (governor) wakhtigaasi heystay Deegaanda Kansas oo la odhan jirey James W. Denver.[19]

Sanadihii xigay waxay magaalda Denver noqotey goob u adeegta bulshada ganacsiga dahabka iyo macdanta laga qodo deegaandaasi. Taasi waxay keentay koritaanka iyo balaadhashada magaalada Denver.[20][21]

Astaamaha aasaasiga ee magaalad Denver

Si kastaba ha ahaatee, Denver waxay caasimad caalami ah noqotey goortii dowlada degmada Denver iyo shacabka ku dhaqan magaalda iska wax u qabso ku dhisteen wado tareen dhan 100 mayl kaasi oo magaaalada Denver ku xidhaayay wadanka intiisa kale. Wakhtiyadani wixii ka dambeeyay, waxaa magaalada Denver ku soo qulquley tiro badan oo dad ah, kuwaasi oo leh milyaneero ka abuurey ganacsi, meherado, shirkado, huteelo, baarar, goobo dalxiis iyo waxyaabo kale.

Bulshada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tiro-koob dowlada Maraykanku samaysay sanadkii 2010ka ayaa waxaa lagu ogaaday in bulshada caasimada iyo degmada Denver dhan yihiin 600,158; taasi oo ka dhigeysa deegaankani meesha 24aad ee ugu bulshada badan wadanka Maraykanka.[22]

Dadka ku dhaqan caasimada Denver ayaa waxa ugu badan dadka cad iyo kuwa ka soo jeeda wadanada ku hadla isbaanishka ee Bartamaha Ameerika. Sidoo kale waxaa deegaan ku ah ilaa 10% dadka madoow ama Afrikan Ameerikan, halka dadka ka soo jeeda qaarada Aasiya noqonayaa ilaa 3%.

Noocyada Bulshada 2010[23] 1990[24] 1970[24] 1940[24]
Cadaan 68.9% 72.1% 89.0% 97.3%
—Ahayn-Hispanic 52.2% 61.4% 74.5%[25] ma lahan
Madoow ama Afrikan Amerikan 10.2% 12.8% 9.1% 2.4%
Aasiyaan 3.4% 2.4% 1.4% 0.2%
Hispanic ama Latino (dhamaantood) 31.8% 23.0% 15.2%[25] ma lahan

Muuqaalka Denver[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Muuqaalka Caasimada Denver

Magaalooyinka Maraykanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Magaalooyinka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. 1.0 1.1 "Nuqul Archive". State of Colorado, Department of Local Affairs. Waxaa laga kaydiyay the original December 12, 2009. Soo qaatay November 16, 2007.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. Claims to Fame – Geography Archived Diseembar 24, 2010 // Wayback Machine, Epodunk, accessed April 16, 2007
  3. Queen City Archived Nofeembar 21, 2010 // Wayback Machine, Time (magazine), January 30, 1928, accessed April 13, 2007.
  4. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2012-01-19. Soo qaatay 2015-09-10.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  5. "Nuqul Archive" (PDF). Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) March 18, 2015. Soo qaatay March 8, 2015.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  6. . State of Colorado, Department of Personnel & Administration, Colorado State Archives. December 1, 2004 http://www.colorado.gov/dpa/doit/archives/muninc.html. Soo qaatay December 5, 2007.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. http://www.denverpost.com/news/ci_17003181. Soo qaatay January 17, 2011.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  8. 8.0 8.1 "Nuqul Archive". The City and County of Denver. Waxaa laga kaydiyay the original February 3, 2007. Soo qaatay March 19, 2007.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  9. "Nuqul Archive". United States Geological Survey. April 29, 2005. Waxaa laga kaydiyay the original October 15, 2011. Soo qaatay November 22, 2010.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  10. . United States Census Bureau http://factfinder2.census.gov/faces/nav/jsf/pages/index.xhtml. Soo qaatay June 20, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  11. . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2014/SUB-EST2014-3.html. Soo qaatay May 21, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  12. (JavaScript/HTML). United States Postal Service. August 18, 2007 http://zip4.usps.com/zip4/citytown.jsp. Soo qaatay October 16, 2007.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  13. . United States Census Bureau. July 1, 2014 http://www.census.gov/geo/maps-data/data/gazetteer2014.html. Soo qaatay January 5, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  14. http://linguistics.berkeley.edu/~arapaho/english_arapaho.html. Soo qaatay May 23, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  15. "Nuqul Archive". United States Census Bureau. Waxaa laga kaydiyay the original April 1, 2007. Soo qaatay June 7, 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  16. . United States Census Bureau, Population Division. June 20, 2014 http://www.census.gov/popest/data/metro/totals/2013/index.html. Soo qaatay June 20, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  17. (CSV). United States Census Bureau, Population Division. April 2012 http://www.census.gov/popest/data/counties/totals/2011/files/CO-EST2011-Alldata.csv. Soo qaatay August 1, 2012.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  18. "Nuqul Archive". January 1, 2006. Waxaa laga kaydiyay the original August 13, 2006. Soo qaatay August 30, 2006.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  19. Thomas J. Noel. "Nuqul Archive". City and County of Denver. Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Tobnaad 13, 2007. Soo qaatay September 26, 2007.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  20. . State of Colorado, Department of Personnel & Administration, Colorado State Archives. April 18, 2001 http://www.colorado.gov/dpa/doit/archives/arcgov.html. Soo qaatay November 28, 2006.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  21. . State of Colorado, Department of Personnel & Administration, Colorado State Archives. December 1, 2004 http://www.colorado.gov/dpa/doit/archives/muninc.html. Soo qaatay November 28, 2006.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  22. . United States Census Bureau, Population Division. June 20, 2014 http://www.census.gov/popest/data/counties/totals/2013/CO-EST2013-01.html. Soo qaatay June 20, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  23. "Nuqul Archive". U.S. Census Bureau. Waxaa laga kaydiyay the original 2012-05-21. Soo qaatay 2015-09-10.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  24. 24.0 24.1 24.2 . U.S. Census Bureau http://www.census.gov/population/www/documentation/twps0076/twps0076.html.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  25. 25.0 25.1 From 15% sample