Kolumbus, Ohio

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan magaalada Kolumbus, Ohio, Maraykanka. Qoraal ku saabsan sahamiyihii reer Yurub fiiri Kristoffer Kolombus
Kolumbus, Ohio
Caasimada Kolumbus
Kor ilaa midig iyo bidix: Farasmagaalka Kolumbus, Barxada Caasimada, Haalka Jaamacada (Ohio State University), Waqooyiga Magaalada, Badhtanyare, xarunta Santa Maria
Flag
Seal
Nickname(s): 
Caasimadii la helay,[1] Caasimad Weyn,[2][3] Caasimada Quruxda,[4] Caasimada Lo'da,[5] Caasimada ugu Weyn Maraykanka,[6][7][8] Cbus[9]
Meesha kaga taalo Ohio, Maraykanka
Kolumbus, Ohio is located in USA
Kolumbus, Ohio
Kolumbus, Ohio
Maabka wadanka Maraykanka
Wadanka USA
GobolOhio
DegmooyinkaDelaware, Fairfield, Franklin
Dowlada
 • Duqa-magaaladaMichael B. Coleman (Xisbiga Dimuqraadiga)
 • Golaha Degmada Kolumbus
Area223.11 sq mi (577.85 km2)
 • Land217.17 sq mi (562.47 km2)
 • Water5.94 sq mi (15.38 km2)
Joogga
902 ft (275 m)
Tirada dadka
 • Caasimad787,033
 • Estimate 
(2014)[13]
835,957
 • RankUS: 15aad
 • Cufnaanta dadka3,624.0/sq mi (1,399.2/km2)
 • Urban
1,368,035 (US: 36aad)
 • Metro
1,967,066 (US: 32aad)
 • CSA
2,370,839 (US: 25aad)
Magac kaleColumbusite[14]
Aag saacadeedUTC-5 (EST)
 • Xagaa (DST)UTC-4 (EDT)
ZIP kodh
FurahaArea code 614
FIPS code39-18000
Astaanta GNIS1080996[16]
WebsiteCity of Columbus

Kolumbus, Columbus (/lʌmbəs/; kə-LUM-bəs) waa caasimada iyo magaalo-madaxda gobolka Ohio ee wadanka Maraykanka. Magaaladani waa tan 15aad ee ugu weyn magaalooyinka wadanka Maraykanka,[17] taasi oo leh bulsho dhan 835,957 (tirokoob la sameeyay 2014).[18] Kolumbus waa xuddunta deegaanada "Kolumbus metropolitan" taasi oo isku xidha ilaa toban degmo;[19][20] waxaana ku dhaqan dad tiradoodu gaadhayso 2,370,839 taasi oo ka dhigeysa Kolumbus deegaanka labaad ee ugu dadka badan gobolka Ohio,[20] iyo mida afaraad ee ugu shacabka badan wadanka Maraykanka.[13][21]

Maabka deegaanka Kolumbus

Kolumbus waa fadhiga dowlada degmada Franklin.[22] Magaalada Kolumbus waxay leedahay dhaqaale aad u sareeya kaasi oo ku tiirsan waxbarashada, bankiyada, dalxiiska, soo saarka cuntada, wershadaha fudud, sameyska dharka, caymiska, teknoolojiyada sida internetka, xayaysiiska iyo iidhehda, fayshanka, soo saarida birta iyo laxaamada, cilmibaadhista caafimaadka, dhakhtarada iyo waxyaabo kale oo badan. Sidoo kale magaaladan waxay saldhig u tahay mahcadka Battelle Memorial oo ah midka ugu weyn dunida ee sameeya iyo soo saara iskudarka kimikada aduunka, xarunta NetJets oo iyadna ah shirkada ugu weyn aduunyada ee samaysa qeybaha iyo xubnaha diyaaradaha dheereeya ee lo yaqaano "Jets"ka. Waxaa intaas dheer, Kolumbus Ohio waa xarunta sare ee shirkadaha waaweyn ee "Fortune500" taasi ooy hoosgalaan Shirkada Caymiska ee Mutual, Amerikan Electric Power, L-Brands, Big Lots, Cardinal Health iyo kuwo kale.[23]

Dhismayasha qadiimiga ah ee magaalada Kolumbus

Sidoo kale, Kolumbus Ohio waxay xarun sare u tahay shirkada cuntada degdega ah ee Wendy's, White Castle iyo kuwo kale. Sanadkii 2012ka, waxaa Kolumbus lagu magacaabay ineey ka mid tahay 50-ka magaalo ee ugu wanaagsan wadanka Maraykanka, marka laga hadlayo dhaqaalaha, amaanka, adeega dowlada, shaqooyinka iyo wixii la hal maala.[24] Sidoo kale, sanadkii 2013ka waxaa Kolumbus loo aqoonsaday inay ka mid tahay 10ka magaalo ee ugu ganacsiga fiican wadanka ayadoo la sheegay in qorshaha dowlad degmadaasi taageerto koritaanka iyo hanaqaadka ganacsiga yaryar iyo kan kaleba.[25][26][27][28][29][30].[31]



Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xarunta dowlada magaalada Kolumbus

Deegaanka maanta loo yaqaano Kolumbus waxaa wakhtiyada qaar loo yaqaanay Degmada Ohio (Ohio County),[32] midaasi ooy maamuli jireen maamulkii Faransiiska ee Ameerika ee lagu magacaabi jirey "Faransiiska Cusub" (New France). Wakhti ka dib, waxaa deegaankaasi ku soo jabay ganacsatadii reer Yurub ee ku sugnaa Waqooyiga Ameerika, kuwaasi oo inta badan daneeynayay dhogorta iyo cudbiga deegaankasi qaniga ku ahaa.[33]

Dhismayaasha magaalada Kolumbus

Si kastaba ha ahaatee, deegaanka Kolumbus waxaa la bilaabmey dagaalo adag oo dhexmaraayay dadkii deegaanka asal ahaan u degnaa ee Hindida Cas iyo gumaystihii reer Yurub ee dhulkaas ku soo fidayay. Waxaa sidoo kale xurguf ka dhexaysay cidii ka talin lahayd deegaanka taasi oo ciidamada Faransiiska gacanta ugu jirtey.[34]

Muuqaalka Magaalada[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Muuqaalka guud ee magaalada Kolumbus

Magaalooyinka Maraykanka[wax ka badal | wax ka badal xogta]


Magaalooyinka Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Atlanta  · Austin  · Boston  · Baltimore  · Bloomington  · Kolumbus, Ohio  · Chicago  · Dallas  · Denver  · Detroit  · Houston  · Honolulu  · Kansas City  · Los Angeles  · Las Vegas  · Memphis  · Miami  · Minneapolis · New York  · Nashville  · Oakland  · Omaha  · Orlando  · Phoenix, Arizona  · Portland  · Philadelphia  · Rochester  · San Antonio  · Saint Paul  · San Diego  · Seattle  · San Fransisko  · Washington D.C


Gobolada Maraykanka Gobolada Isku Tegay ee Ameerika
Alabama  · Alaska  · Arizona  · Arkansas  · Delaware  · Florida  · Fermont  · Firjiniya  · Houston  · Gobolka Joorjiya  · Gasiirada Rhode  · Galbeedka Firjiniya  · Hawaii  · Idaho  · Illinois  · Indiana  · Iowa · Kansas  · Kentucky  · Kalifornia  · Kolorado  · Konektikat  · Koonfur Karolina  · Koonfur Dakota  · Louisiana  · Maine  · Maryland  · Massachusetts  · Mishiigan  · Minnesota  · Mississippi  · Missouri  · Montana  · Nebraska  · Nevada  · Hampshire Cusub  · Jersey Cusub  · Meksiko Cusub  · New York (gobol)  · Ohio  · Oklahoma  · Oregon  · Pennsylvania  · Tennessee  · Tegsas (Texas)  · Utah  · Wyoming  · Washington (gobol)  · Waqooyi Karolina  · Waqooyi Dakota

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 29 November 2014. Soo qaatay June 21, 2010.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Todobaad 18, 2011. Soo qaatay June 21, 2010.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original January 7, 2019. Soo qaatay June 21, 2010.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Shanaad 14, 2011. Soo qaatay June 21, 2010.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  5. Sources for the nickname "Cowtown" include: National Geographic Magazine, March 1998, America's First Highway, pp. 82–99 (By William R. Newcott – National Geographic (magazine)|National Geographic Senior Staff); The Cincinnati Enquirer, February 19, 2008: "Columbus Strives To Build A Big City Reputation" pp. B2 (By Julie Carr Smyth – The Associated Press); The Columbus Dispatch, November 21, 2010: "Despite its attributes, Columbus lacks a catchy moniker" pp. E1-2 (By Joe Blundo); The Columbus Dispatch, August 23, 2011: "She's no longer in Cowtown" People in the News pp. D6 (By Colleen Wright); The Columbus Dispatch, June 1, 1997: "Simply Bovine! Here's a moo-vable feast of cowtown facts and fancies" pp. J1,2 (By Joe Blundo); The Columbus Dispatch, May 11, 1997: "Many feel moved to boo, moo after arena issue loses" pp. 3F (By George Strode); The Columbus Dispatch, September 5, 1998: "So To Speak – Civic self-esteem? We'll let you know after football season" pp. D1 (By Joe Blundo); The Columbus Dispatch, June 30, 1988: "City sleeps, Ocean rocks" (By Steve Wright – Dispatch Popular Music Critic); Columbus Alive, February 2, 2012: "City: Cow-town image lives on at airport" (By John Ross); Columbus Dispatch, February 14, 2012: "People, places make for one great city" pp. A1,7 (By Jeb Phillips); Vinyl Ecstasy – The Second Q-FM-96 Hometown Album – LP Liner Notes 1980 (By Steve Runner – Program Director Q-FM-96); The Columbus Dispatch, April 16, 2006: "Some don't like OSU's new jerseys; others just don't like those who don't" pp. E3 (By Ray Stein); The Columbus Dispatch, June 9, 1989: "Lowly image doesn't seem to bother us" pp. F1 (By Mike Harden); The Columbus Dispatch, March 25, 1994: "Amphitheater without alcohol will draw drugs" pp. A8 (By Jack McEowen); The Columbus Dispatch, March 12, 1994: "Columbus could support sports arena, NHL team" pp. A7 (By Randy Campbell);The Columbus Dispatch, April 7, 2013: "Elite Eight appearance not enough for some Matta critics" pp. C3 (By Ray Stein/J.T. Fermenti);The Columbus Dispatch, July 25, 1989: "Use of cowbells at stadium promotes the cowtown image" pp. 8A (By Lawrence S. O'Connor);The Columbus Dispatch, December 22, 2013: "Checking In - olumbus should have a cow for new year" pp. G1,6 (By Cindy Decker) and The Columbus Dispatc, April 6, 2014: "Blue Jackets' big win warranted bigger presence" pp.C3 (By Ray Stein)
  6. Gapp, Paul (March 29, 1980). pp. 1, 10–11.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  7. The Columbus Dispatch, May 11, 1986: "Progress, growth are not in 'Hicksville' dictionary" pp.B2 (By Bob Young)
  8. The Columbus Dispatch, April 26, 1986: "Bigger is not always better, growth not always progress" pp. 10A (By Brenda Petruzzella)
  9. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original Bisha Saddexaad 5, 2014. Soo qaatay February 28, 2014.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda: |archive-date= (caawin)
  10. "City Council" Archived Jannaayo 29, 2014 // Wayback Machine, City of Columbus.Template:Retrieved
  11. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named Gazetteer files
  12. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named FactFinder
  13. 13.0 13.1 . United States Census Bureau http://www.census.gov/popest/data/cities/totals/2014/SUB-EST2014-3.html. Soo qaatay May 21, 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  14. [1] 610 WTVN
  15. . USPS http://zip4.usps.com/zip4/citytown.jsp. Soo qaatay November 15, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  16. . United States Geological Survey. 2007-10-25 http://geonames.usgs.gov. Soo qaatay 2008-01-31.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  17. "columbus-population-keeps-rising" Archived Luuliyo ama Luulyo 30, 2017 // Wayback Machine Columbus Dispatch. 2014.
  18. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named Tiro-koob 2014
  19. "2 counties added to Columbus metro area" Columbus Dispatch. 2013. Retrieved April 16, 2014.
  20. 20.0 20.1 . United States Census Bureau, Population Division. November 15, 2014 http://www.census.gov/popest/data/metro/totals/2013/index.html. Soo qaatay November 15, 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  21. Population in Metropolitan and Micropolitan Statistical Areas Ranked by 2000 Population for the United States and Puerto Rico: 1990 and 2000 (pdf). U.S. Census Bureau. December 30, 2003. Retrieved on 2007-11-20 from http://www.census.gov/population/cen2000/phc-t29/tab03a.pdf.
  22. "Nuqul Archive". National Association of Counties. Waxaa laga kaydiyay the original June 16, 2008. Soo qaatay April 13, 2010.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  23. "Fortune 500 features 5 Central Ohio companies, down from 6 last year", Columbus Business First. 2013. Retrieved June 25, 2013.
  24. "Nuqul Archive". Images.businessweek.com. Waxaa laga kaydiyay the original 2015-01-27. Soo qaatay March 15, 2013.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  25. "Columbus, Ohio" Archived Sebteembar 14, 2017 // Wayback Machine, Forbes. Accessed June 25, 2013.
  26. . Forbes http://www.forbes.com/best-places-for-business/. Soo qaatay 16 January 2014.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  27. "Top 10 Up-And-Coming Tech Cities", William Pentland. Forbes Magazine. March 10, 2008. Retrieved September 5, 2010.
  28. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named MM
  29. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named CBJ
  30. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named OHEQ
  31. Cite error: Invalid <ref> tag; no text was provided for refs named TG
  32. "The testing grounds of modern empire: the making of colonial racial order in the American Ohio country and the South African Eastern Cape, 1770s–1850s", Christoph Strobel. Peter Lang, 2008. ISBN 1-4331-0123-8, ISBN 978-1-4331-0123-6. p. 22
  33. "Chapter One: The Anglo-French Contest for the Ohio Country", Pennsylvania Historical and Museum Commission. Retrieved September 10, 2010.
  34. "The ambiguous Iroquois empire: the Covenant Chain confederation of Indian tribes with English colonies from its beginnings to the Lancaster Treaty of 1744" - Francis Jennings. W. W. Norton & Company, 1990. ISBN 0-393-30302-0, ISBN 978-0-393-30302-5. p. 351.