Arkansas
Appearance
38°48′N 92°12′W / 38.8°N 92.2°W
- Kani waa maqaal ku saabsan gobolka Arkansas, Maraykanka.
- Boga "AR" halkan ayaa laga soo toosiyay.
| Gobolka Arkansas | |||||
|---|---|---|---|---|---|
| |||||
| Naaneys: Gobolka Dabiiciga (hada) Dhulkii Fursada (wakhti hore) | |||||
| Halkudhig: Regnat populus (Latino: Xukunka Dadka) | |||||
| Heesta Gobolka: "Arkansas", "Arkansas (Waad igu weeyntahay)", "Oh, Arkansas" iyo "Socdaaga Arkansas" | |||||
| Luuqada Dowliga | Ingiriis | ||||
| Bulsho | Arkansan Arkansawyer[1] | ||||
| Magaalo-madax | Little Rock | ||||
| Caasimada ugu weyn | Magaalo-madax | ||||
| Metropolitan | Little Rock Metropolitan Area | ||||
| Deegaanka | Baaxada 29aad | ||||
| • Wadar | 53,179 sq mi (137,733 km2) | ||||
| • Balac | 239 miles (385 km) | ||||
| • Dherer | 261 miles (420 km) | ||||
| • % biyo | 2.09 | ||||
| • Lool | 33° 00′ N ilaa 36° 30′ N | ||||
| • Dhigo | 89° 39′ W ilaa 94° 37′ W | ||||
| Bulshada | Heerka Bulshada 32aad | ||||
| • Wadar | 2,966,369 (2014 qiyaas)[2] | ||||
| • Cufnaanta | 56.4/sq mi (21.8/km2) Tirada Dadka 34aad | ||||
| • Dhaqaalaha | $40,531 (48aad) | ||||
| Jooga | |||||
| • Barta ugu sareysa | Buurta Magazine[3][4][lower-alpha 1][lower-alpha 2] 2,753 ft (839 m) | ||||
| • Dhexdhexaad | 650 ft (200 m) | ||||
| • Barta ugu hooseysa | Webiga Ouachita halka uu kaga darsamo Louisiana[4][lower-alpha 1] 55 ft (17 m) | ||||
| Gobolnimada Ka Hor | Deegaanada Arkansas | ||||
| La Midoobay Wadanka | Juun 15, 1836 (25aad) | ||||
| Badhasaabka | Asa Hutchinson (Jamh) | ||||
| Gudoomiyaha Gobolka | Tim Griffin (Jamh) | ||||
| Xeerdejinta | Golaha Guud | ||||
| • Golaha Guurtida | Golaha Guurtida | ||||
| • Aqalka Hoose | Aqalka Wakiilada | ||||
| Xubnaha Guurtida | John Boozman (Jamh) Tom Cotton (Jamh) | ||||
| Aqalka Wakiilada | 4 Jamhuuri (diiwaan gashan) | ||||
| Soonka Wakhtiga | Central: UTC −6/−5 | ||||
| ISO 3166 | US-AR | ||||
| Loo soo gaabiya | AR, Ark. | ||||
| Website | www.arkansas.gov | ||||
Arkansas (/ˈɑːrkənsɔː/ ⓘ) waa gobol dhaca deegaanada koonfureed ee wadanka Maraykanka.[7][8] Magaca gobolkan waxaa laga keenay luuqada Siouan ee dadka asal ahaan loogu tegay deegaankaasi ee Quapaw.[9] Gobolka Arkansas wuxuu leeyahay deegaan kala duwan oo leh buuro, dhul joogiisu hooseeyo, keymo, dhul aad u daaq badan iyo meelo badan oo lamadegaan ah. Sidoo kale gobolku wuxuu leeyahay webiyo waawayn ooy ka mid yihiin Webiga Mississippi iyo Webiga Arkansas Delta.
Gobolada Maraykanka
[wax ka badal | wax ka badal xogta]| Magaalooyinka Maraykanka | |
|---|---|
| Atlanta · Austin · Boston · Baltimore · Bloomington · Kolumbus, Ohio · Chicago · Dallas · Denver · Detroit · Houston · Honolulu · Kansas City · Los Angeles · Las Vegas · Memphis · Miami · Minneapolis · New York · Nashville · Oakland · Omaha · Orlando · Phoenix, Arizona · Portland · Philadelphia · Rochester · San Antonio · Saint Paul · San Diego · Seattle · San Fransisko · Washington D.C | |
| Gobolada Maraykanka | |
|---|---|
| Alabama · Alaska · Arizona · Arkansas · Delaware · Florida · Fermont · Firjiniya · Houston · Gobolka Joorjiya · Gasiirada Rhode · Galbeedka Firjiniya · Hawaii · Idaho · Illinois · Indiana · Iowa · Kansas · Kentucky · Kalifornia · Kolorado · Konektikat · Koonfur Karolina · Koonfur Dakota · Louisiana · Maine · Maryland · Massachusetts · Mishiigan · Minnesota · Mississippi · Missouri · Montana · Nebraska · Nevada · Hampshire Cusub · Jersey Cusub · Meksiko Cusub · New York (gobol) · Ohio · Oklahoma · Oregon · Pennsylvania · Tennessee · Tegsas (Texas) · Utah · Wyoming · Washington (gobol) · Waqooyi Karolina · Waqooyi Dakota | |
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Blevins 2009, p. 2.
- ↑ Cite error: Invalid
<ref>tag; no text was provided for refs namedPopEstUS - ↑ Template:Cite ngs
- 1 2 "Elevations and Distances in the United States". United States Geological Survey. 2001. Archived from the original on July 22, 2012. Retrieved October 21, 2011.
{{cite web}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ [[[:Template:GNIS 3]] "Magazine Mountain"]. Geographic Names Information System. United States Geological Survey. Retrieved January 2, 2013.
{{cite web}}: Check|url=value (help) - ↑ [[[:Template:GNIS 3]] "Signal Hill"]. Geographic Names Information System. United States Geological Survey. Retrieved January 2, 2013.
{{cite web}}: Check|url=value (help) - ↑ Jones, Daniel (1997) English Pronouncing Dictionary, 15th ed. Cambridge University Press. ISBN 0-521-45272-4.
- ↑ "Census Regions and Divisions of the United States" (PDF). Geography Division, United States Census Bureau. Retrieved June 23, 2012.
- ↑ Lyon, Owen (Autumn 1950). "The Trail of the Quapaw". Arkansas Historical Quarterly. 9. Arkansas Historical Association: 206–7.
- 1 2 Elevation adjusted to North American Vertical Datum of 1988.
- ↑ The Geographic Names Index System (GNIS) of the United States Geological Survey (USGS) indicates that the official name of this feature is Magazine Mountain, not "Mount Magazine". Although not a hard and fast rule, generally "Mount X" is used for a peak and "X Mountain" is more frequently used for ridges, which better describes this feature. Magazine Mountain appears in the GNIS as a ridge,[5] with Signal Hill identified as its summit.[6] "Mount Magazine" is the name used by the Arkansas Department of Parks and Tourism, which follows what the locals have used since the area was first settled.
<ref> tags exist for a group named "lower-alpha", but no corresponding <references group="lower-alpha"/> tag was found