Brussels

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search
Brussels

  • Bruxelles
  • Brussel
  • Brussels Capital Region
  • Région de Bruxelles-Capitale
  • Brussels Hoofdstedelijk Gewest
TE-Collage Brussels.png
Meelo kala duwan oo ka tirsan caasimada Brusells
Nickname(s): 
Magaalo madaxda Yurub[1] Caasimada Madadaalada[2]
Brussels in Belgium and the European Union.svg
Halka ay dhaco  Brussels (cagaar jaamud ah)

– Midowga Yurub (akhtar & cagaar khafiif ah)
– Belgium (akhtar)

Wadanka Belgium
La degay c. 580
La aasaasay 979
Gobol 18 June 1989
Dowlad hoose
Dowlada
 • Gudoomiyaha Dowlada degamada
 • Xisbiga talada haya(2014–19) PS, FDF, cdH; Vld
 • Madaxweynaha Rudi Vervoort (PS)
 • Xeer ilaalinta Baarlamaanka Degmada
 • Afhayeenka Charles Picqué (PS)
Bedka
 • Degmada/Caasimada 161.38 km2 (62.2 sq mi)
Joogga
13 m (43 ft)
Tirada dadka
(1 January 2016)[3]
 • Degmada/Caasimada 1,187,890
 • Cufnaanta dadka 7,025/km2 (16,857/sq mi)
 • Metro
1,830,000
Aag saacadeed UTC+1 (CET)
 • Xagaa (DST) UTC+2 (CEST)
ISO 3166
BE-BRU
Website be.brussels

Brussels (Af Faransiis : Bruxelles; Af Holandees : Brussel, [ˈbrɵsəl] ( dhageeyso)) sida dowliga ah loo yaqaano Caasimada Gobola ee Brussels[4][5] (Af Faransiis : Région de Bruxelles-Capitale, Af Holandees : Brussels Hoofdstedelijk Gewest),[6] waa caasimada ugu weyn, magaalo-madaxda wadanka Belgium iyo fadhiga Midowga Yurub.[7]


Grand place brussels.jpg

Boroksel (Af-faransiis Bruxelles Nederlands Brussel) waa magaalo madaxda wadanka Beljimka waana magaalo madaxda Midawga Yurub waxa kale oo saldhig ay u tahay Gaashaanbuurta NATO magaaladani waxa ay kakoobantahay 32 klm oo isku wareeg ah , waxaana kunool dad gaadhaya 853142 oo qof.

Burukssel ama (Af Hollandees Brussel)ama (Af Faransiiska Bruxelles) waa caasimada Beljim.

Qybaha maamul[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Brüssel-Laeken
  • Brüssel-Neder-Over-Heembeek
  • Brüsse-Quartier Louise
  • Brüssel-Quartier Louise
  • Brüssel-Espace Nor
  • Brüssel-Nord-Est

Jaamcadaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  • Université Libre de Bruxelles (ULB)
  • Vrije Universiteit Brussel (VUB)
  • Facultés Universitaires Saint Louis (FUSL)
  • Katholieke Universiteit Brussel (KUB)
  • Université catholique de Louvain (UCL)



Sidoo Kale Fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Brussels". City-Data.com. Retrieved 10 January 2008. 
  2. "Cheap flights to Brussels". Easyjet. Retrieved 1 June 2010. 
  3. Population per municipality as of 1 January 2016 (XLS; 397 KB)
  4. The Belgian Constitution (PDF). Brussels, Belgium: Belgian House of Representatives. May 2014. p. 5. Retrieved 10 September 2015. Article 3: Belgium comprises three Regions: the Flemish Region, the Walloon Region and the Brussels Region. Article 4: Belgium comprises four linguistic regions: the Dutch-speaking region, the French-speaking region, the bilingual region of Brussels-Capital and the German-speaking region. 
  5. "Brussels-Capital Region: Creation". Centre d'Informatique pour la Région Bruxelloise (Brussels Regional Informatics Center). 2009. Archived from the original on 29 April 2009. Retrieved 5 June 2009. Since 18 June 1989, the date of the first regional elections, the Brussels-Capital Region has been an autonomous region comparable to the Flemish and Walloon Regions.  (All text and all but one graphic show the English name as Brussels-Capital Region.)
  6. Af-Dutch: [ˈbrɵsəls ɦoːftˈsteːdələk xəˈʋɛst] ( dhageeyso). Gewest in isolation is pronounced [ɣəˈʋɛst].
  7. The Belgian Constitution (PDF). Brussels, Belgium: Belgian House of Representatives. May 2014. p. 63. Retrieved 10 September 2015. Article 194: The city of Brussels is the capital of Belgium and the seat of the Federal Government.