Duumaan baay
Appearance
Al-ashraf abuu nasri duumaan baay (afka carabiga; الأشرف أبو النصر طومان باي) waa kii ugu dambeeyay boqorada mamaaliikta, waxa lagu daldalay albaabka zuweyla hortiisa 922H\1517
| Ashraf duuman bay | |
|---|---|
Sawirka duumaan baay ee Paolo Giovio | |
| Suldaanka mamaaliikta ee masar iyo shaam | |
| Xilka | 17 Oktoober 1516 – 15 Abriil 1517 |
| Coronation | 1516, qaahiro |
| Ka horeeyay | Qaansuu alguuri |
| Ku xigay | Cusmaaniyiinta |
| Dhashay | 1476 |
| Dhintey | Abril 15, 1517 (40–41jir) Qaahiro, dawladii cusmaaniyiinta |
| Saldanad | Dawladii Mamaaliikta |
| Diinta | Sunni Islam |