Ebola virus disease
| Ebola virus disease |
|---|
Ebola virus disease (EVD) ama Ebola hemorrhagic fever (EHF) waa cudur ku dhaca bina aadamka oo uu sababo Fayraska Ebola. calaamaduhu badanaa waxay bilaabmaan laba cisho ilaa saddex todobaad kadib soo gali taanka fayraska,kuwaas oo ay kujiraan xumad, cuna xanuun, Xanuunada muruqa,iyo madax xanuuno. inta badan yalaalugo, hunqaaco, iyo shuban oo ay raacdo , hoos u dhaca shaqada beerka iyo kalida. wakhtigan , dadka qaarkood waxa ay bilaabaan in ay yeeshaan dhibaatooyindhiig bax .[1]
fayraskan waxa lagu qaadi karaa in uu ku soo gaadho dhiig ama dheecaano jidh ee xawayaanka jiran (inta badan daayeerada ama fiid meerta khudrada .[1] faafid dhinaca hawada ah laguma caddayn deegaanka dabiiciga ah.[2] fiid meerta khudrada waxaa la aaminsan yahay in ay qaado oo ay faafiso fayraska iyada oo aan xanuunsan. marka caabuqa bina aadamku dhaco, cudurku waxa uu u kala gudbi karaa dadka sidoo kale. raga ka badbaadaa waxa ay awoodi karaan inay ku gudbiyaan cudurka manida ugu dhawaan laba billod. si loo sameeyo shaybaadh, inta badan xanuunada kale ee leh calaamado lamid ah sida duumada , shuban biyoodka iyo xumadaha dhiig baxa keenaee kale marka hore waa laga saaraa. siloo xaqiijiyo shaybaadhka dhiiga waxa laga baadhaa dheecaandafayraska,hida sidahafayraska, ama fayraska laftiisa.[1]
ka hortaga waxaa kamida in layareeyo in fayraku ka faafo daayeerka jiran iyo doofaarka oo uu u gudbo bina aadamka. Tani waxaa loo samayn karaa iyada oo laga baadhayo xawayaanadan xanuunka oo ladilayo si haboona loo qubayo bakhtiyada hadii xanuunka la ogaado. iyada oo si haboon loo karinayo hilibka oo laxidhanayo dhar ilaalin ah marka la taabanayo hilibka sidoo kale waxay noqon kartaa mid caawin leh, sida xidhashada dhar ilaalin ahmaydhida gacmaha marka lala joogo qof cudurka qaba. Qaybaha dheecaanada jidhka iyo unugyada qofka qaba cudurka waa in la qaadaa iyada oo taxadir la muujinayo.[1]
Majirto dawo gaar ah oo lagu daaweeyo cudurka ; dadaalada lagu caawinayo dadka qaba waxaa kujira in la siiyo midkood dawada fuuq celinta (cabitaan yara macaan oo dhanaan si loo cabo) ama dareere xididada ah .[1] Cudurku wuxuu leeyahay heer dhimashooo aad u sareeya: isaga oo inta badan dilaya inta u dhaxaysa 50% iyo 90% kamid ah dadka fayraskan qaba.[1][3] EVD waxaa markii u horaysay lagu arkay Sudan iyo jamhuuriyada dimuqraadiga ah ee Congo. cudurku badanaa waxa uu ku faafaa wadamada kulaalaha ka hooseeya saxaraha afrika.[1] Laga bilaabo 1976 (markii ugu horaysay ee la ogaaday) ilaa 2013, in kayar 1,000 qof ayaa sanadkii la qaadsiiyay.[1][4] Faafitaanka ugu badan ee iminku waa midka ka socda2014 faafida Ebola ee Galbeedka Afrika, kaas oo saamaynaya Guinea, Sierra Leone, Liberia iyo waliba Nigeria.[5][6] sida Ogost 2014 in ka badan 1600 kiis ayaa la ogaaday.[7] Dadaaladu way socdaan lagu samaynayo talaal; si kastaba ha ahaatee, wali waxba ma jiraan.[1]
References
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- 1 2 3 4 5 6 7 8 9 "Ebola virus disease Fact sheet N°103". World Health Organization. March 2014. Retrieved 12 April 2014.
- ↑ "2014 Ebola Virus Disease (EVD) outbreak in West Africa". WHO. Apr 21 2014. Archived from the original on 29 Bisha Todobaad 2014. Retrieved 3 August 2014.
{{cite web}}: Check date values in:|date=and|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help) - ↑ C.M. Fauquet (2005). Virus taxonomy classification and nomenclature of viruses; 8th report of the International Committee on Taxonomy of Viruses. Oxford: Elsevier/Academic Press. p. 648. ISBN 9780080575483.
- ↑ "Ebola Viral Disease Outbreak — West Africa, 2014". CDC. June 27, 2014. Retrieved 26 June 2014.
- ↑ "CDC urges all US residents to avoid nonessential travel to Liberia, Guinea, and Sierra Leone because of an unprecedented outbreak of Ebola". CDC. July 31, 2014. Retrieved 2 August 2014.
- ↑ "Outbreak of Ebola in Guinea, Liberia, and Sierra Leone". CDC. August 4, 2014. Retrieved 5 August 2014.
- ↑ "Ebola virus disease update - West Africa". WHO. Aug 4, 2014. Archived from the original on 23 Bisha Kow iyo Tobnaad 2014. Retrieved 6 August 2014.
{{cite web}}: Check date values in:|archive-date=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)
- Bibliography
- Klenk, Hans-Dieter (January 1999). Marburg and Ebola Viruses (Current Topics in Microbiology and Immunology). Berlin: Springer-Verlag Telos. ISBN 978-3-540-64729-4.
{{cite book}}: CS1 maint: ref duplicates default (link) - Klenk, Hans-Dieter; Feldmann, Heinz (2004). Ebola and Marburg viruses: molecular and cellular biology (Limited preview). Wymondham, Norfolk, UK: Horizon Bioscience. ISBN 978-0-9545232-3-7.
{{cite book}}: CS1 maint: ref duplicates default (link) - Kuhn, Jens H. (2008). Filoviruses: A Compendium of 40 Years of Epidemiological, Clinical, and Laboratory Studies. Archives of Virology Supplement, vol. 20 (Limited preview). Vienna: SpringerWienNewYork. ISBN 978-3-211-20670-6.
{{cite book}}: CS1 maint: ref duplicates default (link) - McCormick, Joseph; Fisher-Hoch, Susan (1999) [1996]. Level 4: Virus Hunters of the CDC (Limited preview). Horvitz, Leslie Alan (Updated [3rd] ed.). Barnes & Noble. ISBN 978-0-7607-1208-5.
{{cite book}}: Unknown parameter|month=ignored (help)CS1 maint: ref duplicates default (link) - Pattyn, S. R. (1978). Ebola Virus Haemorrhagic Fever (1st ed.). Amsterdam: Elsevier/North-Holland Biomedical Press. ISBN 0-444-80060-3. Archived from the original (Full free text) on 2010-12-11. Retrieved 2014-08-16.
{{cite book}}: Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)CS1 maint: ref duplicates default (link) - Ryabchikova, Elena I.; Price, Barbara B. (2004). Ebola and Marburg Viruses: A View of Infection Using Electron Microscopy. Columbus, Ohio: Battelle Press. ISBN 978-1-57477-131-2.
{{cite book}}: CS1 maint: ref duplicates default (link)
External links
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- Deadly Ebola Spreads in the Democratic Republic of the Congo
- Jehovah’s Witnesses Respond to Ebola Outbreak
- ViralZone: Ebola-like viruses – Virological repository from the Swiss Institute of Bioinformatics
- CDC: Ebola hemorrhagic fever – Centers for Disease Control and Prevention, Special Pathogens Branch
- WHO: Ebola haemorrhagic fever – World Health Organization, Global Alert and Response
- Virus Pathogen Database and Analysis Resource (ViPR): Filoviridae[xiriiriye dhintay]
- 3D macromolecular structures of the Ebola virus archived in the EM Data Bank(EMDB) Archived Agoosto 8, 2014 // Wayback Machine
- Google Map of Ebola Outbreaks Archived Agoosto 19, 2014 // Wayback Machine
- WHO recommended infection control measures
- Articles using infobox templates with no data rows
- Pages using infobox medical condition with unknown parameters
- CS1 errors: unsupported parameter
- CS1 maint: ref duplicates default
- All articles with dead external links
- Articles with dead external links from Bisha Kow iyo Tobnaad 2021
- Articles with invalid date parameter in template