Ejersa Goro

Ka Wikipedia
Jump to navigation Jump to search

Ejersa Goro waxay ku taal Bariga Ethiopia meel aan ka fogayn magaalada Harar, Magalada Ejersa Goro waa magaalo taariikhi ah waa magaaladii uu ku dhashay boqor Xayla Siilaasi sanadkii 23 July 1892.