Ensiklopedi Nasional Indonesia

Ka Wikipedia

Ensiklopedi Nasional Indonesia waa insaykalobeedhiya oo ku qoran luqadda Indunisi oo leh 27,698 maqaalo iyo 5,207,200 oo erey daabacaaddii 2004-tii oo ay ku jiraan 400 oo wax ku biiriyay. Waxay ahayd insaykalobeedhiya-ga ugu weyn Indunisiya ilaa horraantii 2000-meeyadii. Insaykalobeedhiya waxaa markii ugu horreysay la daabacay 1988-kii, ka dibna mugga ugu horreeyay ayaa dib loo eegay 1990-kii.