Fadhigaab

Ka Wikipedia

Tuulada fadhigaab.... waxay woqooyi bari kaga beegan tahay degmada garadag. Waxa koonfur ka xiga degmada sincarro oo u jirta 24km fadhigaab, waxana dega beesha, biciide, gaar ahaan axmed faarax(habarjeclo), Degmada waxa ay Hodan kutahay xoolaha waa mid kamid ah sayladihii ugu waaweynaa dawladii soomaaliya.

Waa goob taariikhdu xusayso iyadoo lagu xasuusto inay kaqayb qaadatay halgankii SNM. Waana goobtii lagu jebiyay Ciidamadii Faqashta. ```((laasdhagax))``` waa halkii lagu jebiyay Faqashta. qurbajoogta dadka degan degmada aya wada, dedaal ay ku horu marinayan degmadoda. waa magaalada 2aad ama 3aad ee ugu dadka badan Degmada Garadag.

Dadkeeda caanka ah ama taariikh da leh Waxa kamid ah 1:. ((FAAHIYE MIRE IBRAAHIN ))OO ahaa Suldaan garyaqaan halgamaa 2: (( axmed aadan Cali goodir)). Lataliye madaxweyne ahaan siyaasi caan ah OO aqoonyahan ah dalka marxalado badan kala Soo dabaashay 3: dadka ugu caan san waxa ka mid siciid maxamed adan goodir oo ah ganacsade ku nool wadanka debadisa