Faransiis Guyana
Muuqaal

Faransiis Gwiiyan (Af Faransiis: Guyane française) waa dhul ka mid ah dalka Faransiiska, waxoona ku yaalaa Ameerikada koonfureed. Gobolkaan waxoona xeeb ku leeyahay Badda Karabiya. Magaalo madaxda gobolkaan waxaa ladhahaa Kayene.