Farxiya Kabayare

Ka Wikipedia
Farxiya Kabayare
Nooca fankaFanka Soomaalida
OccupationsFanaan
QalabkaCod

Farxiya Kabayare waa fannaanad Soomaaliyeed, ka mid ah fannaaniintii ugu caansanaa qarnigii 20-aad ee Soomaaliya.[1]

Aragtida dadweynaha[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Kabayare ayaa 2015-kii ku dhaliilay maamulka Soomaaliland xariga ay u geysteen fanaaniinta booqda Soomaaliya. Arrintan ayaa ka dambeysay markii Soomaaliland ay xirtay kooxda Xidigaha Geeska xilli ay ka soo laabteen magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya. Kooxdan ayaa la kulmay eedeymo ah "khiyaano qaran" oo ay ka mid yihiin in ay fasax la’aan ku tageen Muqdisho iyo sawiro ay ku wadaageen khadka internetka iyaga oo heysta calanka Soomaaliya.[2]

Tix[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "Xiddigadda FARXIYA KABAYARE oo muddo kooban ku hanatay hoggaaminta Daawashada Muuqaallada Heesaha Fannaaniinta Soomaaliyeed" Archived Jannaayo 9, 2022 // Wayback Machine.
  2. "Somalia: Somalis Criticize Hargeisa in Social Media for Arresting Singers".