Feeynuus

Ka Wikipedia

feeynuus waxaa ladhahaa sheey la isticmaalo habeenkii waxuu ka kooban yahay fiilo iyo dhalo iyo tanag yar waxaa lagu dhubaa gaas ama nafto waxaa lagaliyaa liifad waxaana lagu shidaa taraq ama jante waa sheey somalida ku soo meel martay ilaayo hadane meelo badan si ween looga isticmaalo