U bood nuxurka

Göbekli Tepe

Göbekli Tepe
structures A - D
The ruins of Göbekli Tepe
BartaÖrencik, Gobolka Şanlıurfa, Turkey
GobolkaN/A
Isuduwe37°13′23″N 38°55′21″E / 37.22306°N 38.92250°E / 37.22306; 38.92250
NoocaSanctuary
Taariikh
La asasayUnknown
Lagatagay10,000 yrs ago.
XiliyadaPre-Pottery Neolithic A to B
Websiteka wararka
XaaladdaGoob Taariikhi ah oo la badbaadiyey
Websitereferences:[1]

Göbekli Tepe (loogu dhawaaqo [ɟøbekˈli teˈpe][2]) waa goob taariikhi ah oo ku taalo koonfur-bari dalka Turkiga, gaar ahaan gobolka Şanlıurfa. waxay 12 km (7 mi) dhanka wuqooyi-bari ka xigtaa magaalada Şanlıurfa. Göbekli Tepe waa meeshii ugu horeysay ee aadamahu uu ka dhisto goob uu ku cibaadaysto ama macbad 12,000 oo sano ka hor (10,000 C.H).

  1. ↑ "GHF - Gobekli Tepe, Turkey - Overview", globalheritagefund.org: GHF3.
  2. ↑ "Göbekli Tepe". Forvo Pronunciation Dictionary.