Gabayadii Darawiish

Ka Wikipedia
Gabaygii emiirka Diiriye Guure.

Gabayadii Darawiish waxaa ka mid ah kuwii Ismaaciil Mire iyo kuwii emiirka Diiriye Guure.

Ismail Mire[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Gabayadii abaanduul guud Ismail mire waxaa ka mid ah:

  • Gumburo iyo Cagaarweyne iyo Geedkii Daratoole
  • Goobtii Jidbaaliyo Xargaga guuldarradii joogtey
  • Gembigii ka dhacay Ruugga iyo gudurigii haagay
  • Gabooddeeda Beerdhiga wixii la isku gooraamay
  • Meydkii gabraday seerigey Good ku tumanaysey
  • Gawarkaad maraysaba laftaad galayaxaa mooddo