Gabley

Ka Wikipedia
Sanadka 1979 uu dawladda Mareykanka gabley ahaa $10,000 saaran

Gabley (Af Ingiriis : debtor) waa qof shaqsi ah, ama shirkad, ama urur, ama dawlad, oo amaah lacag ka qaaday deyn-bixiye, ka dib amaahdaas laga doonayo bixinteeda. Gableyda dhiggiisa ama lidkiisa waa deyn-bixiye. Gableyda hadii uu deynta afjari waayo, waxaa ku xiga garnaq sharciyeed.[1]


tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Fitch; et al. (2011). "The relationship between debt and mental health: a systematic review". Mental Health Review Journal. 16 (4): 153–166. doi:10.1108/13619321111202313.

Eeg[wax ka badal | wax ka badal xogta]