Gadhka

Ka Wikipedia

gadhka waa magaalo ama tuulo kutaala degaanka looyaqaano saraar ee badhtamaha wadanka somaliland waxaan dega beelaha omar jibriil gaar ahaan urursuge tuuladan waxa ay kutaalaa dhul qurux badan ama meel ay iska galaaan buuraha iyo dhulka banaanka ahi tuuladan iyo nawaaxigaeeda waxaa lagu qiyaasaa dadka kunool in kabadan 20.000 kun oo qof.tuuladan waxa aasaasay xaaji qaasim qodax oo ka Mid ahaa 44 mujaahid ee burco uu ku dilay siyaad bare

Tuulada gadhku waxa ay degaan ahaan ama ay jaar la tahay magaalooyinka kala ah waridaad oo dhanka galbeed ka xigta iyo tuulada barkada cali xirsi oo dhanka bari ka xigta tuuladan deegaan ahaan waxa laga maamulaa degmada caynabo