Urursuge

Ka Wikipedia

Urursuge waa beel kamid ah beelaha Cumar jibriil ee Habarjeclo

Beeshu waxay ukala baxdaa:

1-Maxamed urursuge

2-Aadan urursuge (loona yaqaan aadan baale)

3:Cali urursuge

Deegaan ka ay degaan:

beeshu waxay 80% degtaa gobolka Saraar sidoo kale waxay degtaa Gobolka Sool & Togdheer