Beesha cumar Jibriil

Ka Wikipedia


Beel weynta Cumar Jibriil ee Habar jeclo waa beel ka mid ah beelaha Somaliland oo taarikh soo jireen leh waa beel gob ah xaga marka laga eeggo sidoo kale waa beel lagu tilmaamo in ay geesiyayaal yihiin waa beel xagga sugaantii hore marka lagu tilmaamo ragga Abwaanadooda Gabya aan laga Daba gabyi Jirin oo gabayadoodu waxay ahaayeen gabayo meel halis ah taabta o dee xigmadaysan oo xigmada aan laga daba hadlina leeyahay, sidoo kale waa reer Ay ku dheer tahay Jamhuuriyadda Somaliland oo Aqoon haday iyo naf iyo maal ba u huray waa reer Jecel Duriyadda waxa ladhaho, oo aad u dhiiri geliya ilaalinta Dalka Jamhuuriyada Somaliland sidoo kale waa reer Xagga Siyaasada aad ugu wanagsan oo aan Qabyaaladda aqoon unna dhinta magac duriyada haday gabay tahay iyo haday Dhaqaalo tahay iyo haday Aqoon tahay, annigoo aan soo koobi karin Taarikhdooda. waxay caan ku ahaayeen Colkii Soocane, Kasheegnaa Gobolada Barri, laguna tilmaamo Geesiyaal oo Rag badan oo Gabyi jiray, Waxay lahaan jireen oo ka dhashay Abaan duulihii Wadan jiray Colkii socane

Abaan Duule Samatar Cali oo wadan jiray Colkii soocane oo ahaa Col ka sheegana gobolada bari oo dhan oo aad looga baqi jiray kana koobnaan jiray beelaha Cumar Jibriil' iyo rag kale oo caan ahaa , Xirsi Quusane, Nuur Goodaad, iyo ragkale oo aan la soo koobi karin Sayidku waaki lahaa marku kayaabay ninkaa ba’naantiisa dhanka dagaalka isago dhinacna ka calaalcalaya dhinacna ka sheegaya inuu ahaa dagaalyahayn aan nixin ( sayid maxamed cabdile xasan ayaa laga hayey ( Dadba cumarku wuu ugu xun Yahay dunjiga somaal’e , Waa waxaan diirka Somaliyeed dir ugu laabnayn’e, dadba samater cali baan u necebahay iyo dulufka idoor.

waa beel lagu sheego inay yihiin geesiyiin Adeerkood Cumar Jibriil oo aan cabsida aqoon waa odhaah caanbaxday marka laga hadlayo Muuse sh. Isaaq Habar Jeclo

sidoo kale Abwaankii Salaan carabay waakii lahaa (Gawraarka Cumarkaa Xukuma Galaxyadii buurta, gol iyo garadag reeraha looga kala guuray, mar haddaan gundhawrka u tuntumo guuldarra dhicin’e, Abwaan caadleef baa Isna yidhi (Hadaymurugto Cumar baa metela maalin Dirireeed ) abwaan Walad baas wakii lahaa (adyad ulama tago Cumar jibriil Awrkiraaluhuye), Abwaan Gamuute na waa kii lahaa Balan baalna Cumar aan buurnay baa sii fadhiya.

1.waa Reer kii Gabayga Geenyada ku siiyey Sayid ku markaa beer la isugu yimmi ee Dhamaan Abwaanadii Soomaalida isugu timmi ay Halkaas uu gabay dheer ka tiriyay Abwaan Xasan Dabaare, uu Sayid maxamed Cabdile Xasan Gabaygii Inna Dabaare ku siiyay Geenyo markii uu gabaygiisii Kaalinta Koobaad galay Sayidku yidhi ( Gabay waa Shanta Xasan ina Dabaare iyo maalin ba nin ba intuu ku daro ) Gabayga Geenyada lagu siiyay qaar ka mid ah ayaan idin la wadaagayaa, Xasan Dabaare Waa ninkii sayidku gabayga geenyada ku siiyey Sayidoow baladkeena ninkasta ha ku beermee bilidkiisu ku raac Sadex raari buulka iyo betelaha nu nahay, sadexna iyo buurta sinteeda iyo ban cawl baynu nahay laguu waa balasta oo bastayoyey noqotay , sayidoow beledkeena nin kastaa ha ku beermee bilidkiisu ku raac, sidaas baa geenyadda xamaro lagu siiyey Xasan Dabaare,

2. Xirsi Quusane,, waa ninkii yidhi ninbaa diga gura hadana guba misna gala, 3. Abwaan Cateeye Jugux waxaan ahay masiibada aduunyada dhacda mowdka horaysa .Waxaa humaad ah maalintaa abaar lagu la maalaa, ee maalku wadda joogsadaa madar yaradaa ee mataahasa biyaha badna didaan



waxaa ka dhashay sida Nin kii Afduubay 1984 diyaaradii Somali-Airlines ee Ethiopia ka dajiyey Baashe diig, Taajirkii weeyna ee loo dilay Somaliland darteed Shahiid (Qaasin Qodax) waxaa kalo ka dhashay xagga Sportska Orodyahankii hore ee Somaaliyeed Coach [Jaamac Aadan Karaaciin|Jaamac Karaaciin]], waxa ka dhashay Abwaanka, fanaanka, Majaaajilaystaha, Jilaaga weeyn ee Faarax murtiile, sidoo kale waxaa kaloo ka dhashay ninkii u horeeyay ee Soomaali ah ee ( Muhandiska ) ah oo Ahaa Kornayl, Eng: Maxamed Axmed Guutaale ( Engineer Guutaale ) Injineerka ka ahaa oo Warshadii Kabista Hargeysa haystay wuxuu ahaa Engineer keliya ee dhinaca Hubka iyo Gaadiidka soo bartay oo soomaaliya haysatay ee soo saaray Hubkii Gantaalaha BM. yada ku kala bedelay Gaadiida kala duwan oo Dawlado kala gaar ahi lahayeen sida Talyaani Iyo Romaaniya iyo Gantaallaha Oo Russian. Ahaa sidoo kale ahanna Engineer ka kaliya ee Aqoontaas soo bartay xilligii Dawladii Soomaaliya. Wuxuu ahaa xidig ama Cadceed sida saaxiibadiii oo wadamo kala duwan jooga Xogta nagu siiyeen. Engineer Guutaale. Isla haddana Kornayl Guutaale, wuxuu ahaa Aas aasayaashii SNM, Somali National Movement, haddana Talaabay markii uu isagga iyo Saraakiil dhowr ahi la baxeen Inna Askar, 1983, Guutaale wuxuu leeyahay sheekooyin cajiib ah oo ah waxa ladhaho FANTASTIC. Ee aadka loo falanqeeyo. Markii dambe na uu SNM, u talabaay ee Halganki debeda ugu baxay SNM, ugu soo saaray Hubkii qaab ka duwan qaabkii uu ugu soo saaray Dawladii soomaaliya oo qaab ka duwan oo Casri ah Waanna Qaabka Ladhaho(Rocket) ka Waqtigaas buu haddanna Gaadhi caadi ah oo dheeraynaaya intuu kurta ka jaray oo si cajiib ah oo warshadaysan Haddana dib u ordaaya haddana dheeraynaaya isagoo qorigu dhacayaa wuxu ahaa ninka sancadaas , oo muddo badan ay fahmi waayeen Dawladii Soomaaliya hubkani wuxuu yahay laakin ay ku war heleen inuu Eng: Guutaale soo saaray Hubkaas ay muddo dheer ay fahmi wayeen, Dawladii Soomaaliya markii labaad keenay gaadhi qori saara Baabuur dheerayna u bedeala tiknikona u badala Shahiid Mujahid (Engineer, Maxamed Axmed Guutaale [Eng,Guutaale Tekniko] Caalamkuna qaatay nashqadaas Guutaale oo ahaana Halbowlaha SNM,oo SNM guulo badan ka soo hooyey dagaalo badan galay SNM, ah, Somali National Movement,

sidoo kale Reerk Cumar Jibriil ee Habar jeclo Waa reerkii Aas Aasay Saldhigii u horeeyey ee Gobolada Bariga laga sameeyo Oo SNM yeelato saldhigaas oo ahaa Balaadhis' Taliskii Guud barriga laga sameeyo Mujaahidiinta Aas aastay Saldhigaas, Mujaahid Maxamuud Cali Tima Dhaqe,Yacquub , Mujaahid Jaamac Guute wate.iyo rag kale.

Mujaahidiinta Kale mujaahid Sahal Lebi Hoon'. Mujaahid Faarax Dhaansay, ninkii geliyay Ciidamadii u horeeyay Mujaahid Yacquub Gobolka Sanaag siiba u diray Ceerigaabo dagaalkii u horeeyay ka bilaabay ciidankaas na uu watay Mujaahid Faarax Dhaansay ayaa watay,

Xagga Golihii Dhexe Somali National Movement,

  1. Eng: Maxamed Axmed Guutaale, Bilowgii SNM, la Aas aasay ilaa 1984, ayuu ahaa Golaha Dhexe SNM.
  2. Wasiir Cismaan Qaasin Qodax ayaa isna ahaa intii dambe SNM, ilaa intii Dalka la qabtay Halka Mujaahid Guutaale, ahaa Sarkaalkii mar walba soo saaraayey Gaadiidka Dagaalak iyo Isku Rakibidooda iyo Hogaamintii Ciidankii SNM, Sidoo kale Wasiir Cismaan Qaasin Qodax isna Wuxuu ka mid ahaa Gudidii loo xilsaaray Magac Bixinta Somaliland ayuu ka mid ahaa Gudid loo doortay magac bixinta Somaliland, markii dambe na Xilal badan ka soo qabtay dawladdii Riyaale wasaaradaha badan ka qabtay muj Cismaan Qaasin Qodax, Wasaaradda Caafimaadka Wasaaradda Hawlaha Guud, Wasaaradda Ganacsiga,

SNM,Golaha sare kuwii ka sii hooseeay iyana Saraakiil ciidan ee Hoose waxaa ka mid ahaa Mujaahid Yacquub ( Sandheere ) Mujaahid Jaamac Guute Wate Mujaahid Sahal Lebi hoon iyo rag kale oo badan

waxaa ka dhashay Wasiirkii Mutacalinka ahaa [Eng yuusuf caynab muuse] oo Wasaaraddo badan ka soo qabtay Dawladii Cigaal iyo tii Riyaale, ay ka mid ahayeen Wasaaradda Maaliyadda Wasaaradda Gaashan Dhiga Wasaaradda Hawlaha Guud,kana mid ahaa Mutacalimiintii sida Qaaska ah uu tla tashan jirey Ina Cigaal,.

waxaa kaloo ka dhashay Wasiir Maxamed Xaaji Aadan oo soo qabtay Dawladii Siilaanyo iyo Dawlada Muuse Biixi, Wasiiro ku ixgeen, Wasiir ku xigeen Kaluumaysiga Wasiir Dawlaha Waxbarashadda Sidoo kale wasiir buuxa Wasaaradda Xidhiidhka iyo Golayaasha Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta oo hadda ah,

Beesha Cumar Jibriil waxaa ka dhashay Abwaano badan ( Abwaan Xasan Dabaarre ) [Abwaan'Cismaan Daado]] Abwaan Cateeye Jugux. [[abwan cadayaale] [Abwaan Maxamed Bulshaale] iyo rag kaloo badan oo aynaan soo koobi karin waa beelihii Dalkan Somaliland xoraynteeda qaybt Koobaad ee laxaadka leh ka qaatay, degaanada ay degaan waxa weeye Gobolka Saraar oo ay degaan 50% boqolkiba 50 waxay sidoo kale degaan gobolada Saaxil, Togdheer, [Sool],

Qabiilada Cumar Jibriil u kala baxo oo kala dega Sool Saraar Saaxil iyo Topgdheer.

Cumar Jibriil waxa uu u kala baxaa

1 siciid (biciide) cumar

2 isixaaq cumar

*Biciide cumar Waa 2ba Reer

1.nuux biciide 2.yoonis biciide

Yoonis biciide waa 2ba Reer

a) idirays yoonis

b) dudub yoonis

     )faatax gadiid

)faarax gadiid

)xassan gadiid

       

Isixaaq Cumar: Waa sadex Reer

1.Urursugge)

2. ayuun

3.Cali Afweyne

1.Urursugge

A. Aadan Baale ( Aadan Urursugge

    .1.Reer Guuleed Aadan( oo ah Reer Axmed, Xasan)

   2. Reer cali Aadan

   3.Reer Xirsi Aadan( oo ah Reer Cali maxamed

4.Reer Xaad Aadan

B)Maxamed Urusugge

    .)Reer Cabdile Raage

1)Reer maxamed dheere

2)Axmed cabdile

3)Abokor cabdile

4)Cali cabdile

    :)Galan

    :.)Cigaal

::)Gadiid

C) cali urursuge

      1) Abokor cali

            .) Reer odowaa

      2) adraxman cali

      3) Guuleed cali

      4) xasan cali

              .) Samakaab

2.Ayuun

A) wacays khayr

      1)Faahiye wacays

          .)Guuled faahiye

( Reer maxamed Guuled )

           :)Saalax faahiye

(Reer caraale Rooble )

         :.)Faarax faahiye

B)cabdi khayr

C) samatar khayr

3.Cali afweyne

A) Maxamed cali

    .) Reer diiriye

B)Maxamuud cali



2,Xirsi Quusane,, waa ninkii yidhi ninbaa diga gura hadana guba misna gala, Maansadini waxay baxday xili saga iyo nuur fadal geel ka qadayeen dhulbahante ,Ragu laaca horayto indhaa way iga lushaan, hadiise aan looxa fadhisto ilaah baa ku lib leh,, waxbaa laygu lagu ladhaa