Jump to content

Diyaarada Soomaaliya

Ka Wikipedia
Diyaarada Soomaaliya
Somali Airlines
Somali Airlines logo.
IATA ICAO Magac Caalami
HH SOM SOMALAIR
La asaasay5 Maarso 1964 (1964-03-05)
Shaqada billowdayLuuliyo 1964 (1964-07)
Howl ka joojin1991 (1991)
Xarunta duullimaadkaGaroonka Caalamiga Muqdisho
Xarunta labaadGaroonka Caalamiga Hargeysa
Qolka Nasiinada GaroonkaSomali Airlines Lounge
Halkudhagga shirkaddaAdeega Xidigta Cad
Shirkadda lehDawlada Soomaaliya (100%)
XaruntaMuqdisho, Soomaaliya

Diyaarada Soomaaliya (Af Ingiriis : Somali Airlines) waxay ahayd diyaarada sida calanka wadanka Soomaaliya, taasi oo xarunteeda sare ahayd magaalo-madaxda Muqdisho. Diyaarada Soomaaliya waxaa la aasaasay sanadkii 1964dii waxayna duulimaadyo ku samayn jirtey wadanka dhexdiisa iyo dibadiisaba.

Hordhac

Guud ahaan, diyaaradaha Soomaaliya waxay u kala duulijireen wadano badan oo ku yaala Afrika, Bariga Dhexe, Aasiyada Fog iyo Yurub.[1] Si kastaba ha ahaatee, badhtamihii sanadkii 1991kii markii uu qarxay dagaalkii sokeeye waxaa burburay dhamaanba adeegii diyaaradaha Soomaaliya. Dhinaca kale, dadaal dheeri ah oo Laanta Duulista Dowlada Federaalka ay sameeysay ka dib waxaa suurtogal noqotey in dib loo soo celiyo adeega diyaaradaha dhamaadkii 2013.[2]

Taariikh

Diyaarada Soomaaliya oo duuleysa

Diyaaradaha Soomaaliya waxaa la aasaasay 5 Maarso 1964 wakhtigaasi oo ay curatay dowladii qaranka Soomaaliya, waxaa laga dhigay diyaarada qaranka wadanka.[3]

Muuqaalo

Liiska Diyaaradaha Soomaaliya

Halkan waxaa jira liiska diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.

Diyaarada Sawir IATA ICAO Magaca u
gaarka
Bilowday
Howlgalka
Faallo
Air SomaliaRSMAir Somalia2001
Diyaarada DaalloD3DAODaallo Airlines1991
Diyaarada Jubba[4]6JJBWJubba1998
Diyaarada SoomaaliyaHHSOMSOMALAIRDuulista joojisay 1991

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Somali Airlines' much awaited rebirth imminent as first B737 sighted". Ch-Aviation. 18 November 2013. Retrieved 20 November 2013.
  2. "The long awaited Somali Airlines is Coming Back!". Keydmedia Online. 20 November 2013. Archived from the original on 2 Bisha Laba iyo Tobnaad 2013. Retrieved 20 November 2013. {{cite news}}: Check date values in: |archive-date= (help); Unknown parameter |ciwaan= ignored (help); Unknown parameter |dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  3. journal=Aeroplane and Commercial Aviation News|volume=114|year=1967|page=32|accessdate=date|2012-2-10
  4. "Centre For Aviation". Jubba Airways. Archived from the original on February 2, 2014. Retrieved 22 January 2014. {{cite web}}: Unknown parameter |deadurl= ignored (|url-status= suggested) (help)