Liiska Gegooyinka Diyaaradaha Soomaaliya

Ka Wikipedia
Garoonka Boosaaso oo ku yaala magaalada Boosaaso.

Halkan waxaan ku soo ururinay liiska gegooyinka diyaaradaha wadanka Soomaaliya.[1]

Hordhac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Gegoda diyaaradaha Muqdisho.

Gegooyinka diyaaradaha Soomaaliya waxay si toos ah u hoostegaan Wasaaradda Gaadiidka taasi oo kaashanaysa Ururka Adeega Duulista Caalamiga ee Qaramada Midoobay ayaa dib u habayn ku sameeysay tiro badan oo gegodiyaaradeed ah. Gegoda Diyaaradaha Aadan Cadde wuxuu ka mid ah garoonada dowlada fedraalku ka kaashatay wadanka Turkiga si dib u habayn laxaad leh loogu sameeyo.[2][3]

Sida sheegtay Qaramada Midoobay sanadkii 2012, wadanka Soomaaliya waxaa ku yaala 62 garoon kuwaasi oo u diiwaangashan Ururka Adeega Duulista Caalamiga (ICAO). 7 ka mid ah waxay leeyihiin wadooyin laami ah oo heersare ah. Sidoo kale, afar garoon waxay leeyihiin laamiga diyaaraduhu ku soo degaan oo ka dheer 3,047 m.[4]

Diyaarada Soomaaliya Tupolev Tu-154 oo ka soo duuleysa Imaaraatka Carabta.

Muuqaalo[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Gegooyin diyaaradeed[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Hoos waxaa ku xusan liiska gegooyinka diyaaradaha wadanka Soomaaliya.

Meelaha ka shaqeeyso Gobol ICAO IATA Magaca Garoonka
Caabudwaaq Galguduud Garoonka Caabudwaaq (Caabudwaaq Airport)
Cadaado Galguduud Garoonka Cadaado (Cadaado Airport)
Caluula (Aluula, Caluula) Bari HCMA ALU Garoonka Caluula
Baydhabo (Baidoa) Baay HCMB BIB Garoonka Baydhabo
Baardheere (Bardera) Gedo HCMD BSY Garoonka Baardheere
Beledweyne (Belet Uen, Beletweeyne) Hiiraan HCMN Garoonka Beledweyne (Ugas Khalif Airport)
Berbera (Barbara) Woqooyi Galbeed HCMI BBO Garoonka Berbara
Borama (Boorama) Awdal BXX Garoonka Boorama
Boosaaso Bari HCMF BSA Garoonka Diyaaradaha ee Bender Qaasim
Buuhoodle Khaatumo State BHE Garoonka Caalamiga Ismaaciil Mire
Laascaanood (Las Anod) Khatumo State LAD Garoonka Laascaanood
Burco (Burao) Togdheer HCMV BUO Garoonka Burco
Qandala Puntland HCMC CXN Garoonka Qandala (Qandala Airport)
Dhuusamareeb Galgaduud Garoonka Dhuusamareeb (Ugas Nur Airport)
Doolow (Dolow) Gedo GIA Garoonka Dooloow
Ceerigaabo (Erigavo) Sanaag HCMU ERA Garoonka Ceerigaabo
Eyl (Eil) Nugaal HCME HCM Garoonka Eyl (Eil Airport)
Gaalkacyo (Galcaio, Gaalkacyo) Mudug HCMR GLK Garoonka Cabdullahi Yuusuf
Garbahaarey (Garba Harre) Gedo GBM Garoonka Garbaharey
Garoowe (Garowe) Puntland GGR Garoonka Garoowe
Guriceel (Guriel) Galgaduud Garoonka Guriceel
Hargeysa Woqooyi Galbeed HCMH HGA Garoonka Cigaal (Egal Int'l)
Iskushuban (Scusciuban) Bari HCMS CMS Garoonka Iskushuban (Scusciuban Airport)
Kismaayo (Kisimayu, Kismaayo) Jubbada Hoose HCMK KMU Garoonka Kismaayo (Kisimayu Airport)
Luuq (Lugh) Gedo HCMJ LGX Garoonka Lugh Ganane
Mogadishu (Muqdisho) Banaadir HCMM MGQ Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cadde
Mogadishu (Muqdisho) Banaadir K50 Airport
Hobyo (Hobyaa) Mudug HCMO CMO Garoonka Hobyo (Hobyo Airport)
Qardho (Gardo) Bari HCMG GSR Garoonka Qardho (Gardo Airport)
Taleex (Taleh, Taleex) Khatumo State TLH Garoonka Sayid Maxamed Cabdulle XasanTaleh Airport

badarwanag eirport

Sidoo kale fiiri[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Akhris dheeraad[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. Central Intelligence Agency. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2011-10-05.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  2. . 24 July 2012 http://laanta.net/2012/07/24/somalia-to-revive-national-airline-after-21-years/. Soo qaatay 2 January 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. . 17 December 2014 http://horseedmedia.net/2014/12/17/somalia-regains-control-of-its-airspace-but-lacks-personnel-management/. Soo qaatay 2 January 2015.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Central Intelligence Agency. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2011-10-05.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)