Gegada Diyaaradaha Ismaaciil Mire
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Caalamiga Ismaaciil Mire)
| Gegada Diyaaradaha Ismaaciil Mire Ismail Mire International Airport | |||
|---|---|---|---|
| IATA: none – ICAO: ma lahan | |||
| Macluumaad Guud | |||
| Nuuca Garoonka | Si gaara loo leeyahay | ||
| Milkiilaha | Khaatumo | ||
| Adeegyada | Buuhoodle, Cayn, SSC-Khatumo | ||
| Joogga Heerka badda | 2,191 ft / 668 m | ||
| Macluumaad | |||
| Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
| ft | m | ||
| 18/36 | 4,133 | 1,260 | GVL |
| Statistics (2015) | |||
| Adeega diyaarahada | 30 | ||
| Saldhig u ah | 0 | ||
| Isha warbixinta: Khaatumo State | |||
Buuhoodle | |
|---|---|
| Wadanka | |
| Ismaamul | Khaatumo |
| Gobol | Cayn |
| Degmo | Degmada Buuhoodle |
| Tirada dadka | |
| • Dhammaan | 98,428 (Degmo, 2,009) |
| Aag saacadeed | UTC+3 (EAT) |
Gegada Diyaaradaha Ismaaciil Mire (Af Ingiriis : Ismail Mire International Airport) waa gego diyaaradeed ku yaala magaalada Buuhoodle, wadanka Soomaaliya. Garoonkan waxaa loogu magac-daray abwaankii Ismaaciil Mire.
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Dhismaha garoonku wuxuu bilaabmey badhtamihii sanadkii 2012ka waxaana la dhamaystiray 2014tii wakhtigaasi oo howlgalka duulimaadku si toos ah u bilaabmey. Diyaaradii ugu horeeysay ee ku soo degta gegadani waxay ahayd Diyaarada Cessna Caravan taasi oo ka soo duushay magaalada Jabuuti.[1]
Garoono Kale Soomaaliya
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
La Xidhiidha
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ https://web.archive.org/web/20170913034918/http://airportbuhodle.com/. Archived from the original on 2017-09-13. Retrieved 2017-09-28.
{{cite web}}: Missing or empty|title=(help); Unknown parameter|ciwaan=ignored (help); Unknown parameter|dead-url=ignored (|url-status=suggested) (help)