Diyaarada Jubba
Appearance
| |||||||
La asaasay | May 1998 | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
Xarunta duullimaadka | Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde, Gegada Diyaaradaha Cigaal | ||||||
Xarunta labaad | Gegada diyaaradaha Jabuuti | ||||||
Magaalada diiradda | Boosaaso, Gaalkacyo, Dubai, Jidda | ||||||
Baaxadda kobaca | 4 | ||||||
Baraha | 9 | ||||||
Halkudhagga shirkadda | Waxwalba waan kuu fududeynayna | ||||||
Xarunta | Nairobi, Kenya | ||||||
Dadka haga | Abdullahi Warsame[1] | ||||||
Website | www.jubbaairways.com |
Diyaaradda Jubba (Af Ingiriis : Jubba Airways) waa diyaarad si khaas loo leeyahay oo ka howlgasha wadanka Soomaaliya.[2] Diyaaradaha Jubba waxaa xarun u ahaan jirtey Gegada Diyaaradaha ee Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho; laakiin sanadkii 2014ka waxay u guurtey magaalada Nairobi, Kenya, isla markaana samaysay xarumo cusub oo caalamka intiisa kale ah.[3]
Liiska Diyaaradaha Soomaaliya
Halkan waxaa jira liiska diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.
Diyaarada | Sawir | IATA | ICAO | Magaca u gaarka |
Bilowday Howlgalka |
Faallo |
---|---|---|---|---|---|---|
Air Somalia | RSM | Air Somalia | 2001 | |||
Diyaarada Daallo | D3 | DAO | Daallo Airlines | 1991 | ||
Diyaarada Jubba[4] | 6J | JBW | Jubba | 1998 | ||
Diyaarada Soomaaliya | HH | SOM | SOMALAIR | Duulista joojisay 1991 |
Sidoo kale fiiri
- Gego Diyaarad
- Socdaalka Soomaaliya
- Liiska Diyaaradaha Soomaaliya
- Garoonada Soomaaliya
- Liiska Gegooyinka Diyaaradaha Soomaaliya
Tixraac
- ↑ "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 12 December 2017. Soo qaatay 3 February 2016. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ . Jubba Airways https://web.archive.org/web/20140202133148/http://centreforaviation.com/profiles/airlines/jubba-airways-6j. Waxaa laga kaydiyay the original 2 February 2014. Soo qaatay 22 January 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ "Company Profile Archived Diseembar 26, 2016 // Wayback Machine." Jubba Airways. Retrieved on 22 January 2014. "Headquarters The 30th Street, P.O.Box 6200, Mogadishu – Somalia"
- ↑ . Jubba Airways https://web.archive.org/web/20140202133148/http://centreforaviation.com/profiles/airlines/jubba-airways-6j. Waxaa laga kaydiyay the original February 2, 2014. Soo qaatay 22 January 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)