Jump to content

Gegada diyaaradaha Ceerigaabo

(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Ceerigaabo)
Gegada diyaaradaha Ceerigaabo
Erigavo Airport
IATA: ERAICAO: HCMU
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka dadweyne
Milkiilaha Wasaarada Duulista
Agaasimaha Ceerigaabo
Adeegyada Erigavo, Waqooyibari
Joogga Heerka badda 5,720 ft / 1,743 m
Isuduwe 10°38′32″N 047°23′17″E / 10.64222°N 47.38806°E / 10.64222; 47.38806
Maabka
ERA is located in Somalia
ERA
ERA
Meesha garoonku kaga yaalo Waqooyibari
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
m ft
1,220 4,003
Isha warbixinta: [1]

Gegada diyaaradaha Ceerigaabo (Af Ingiriis : Erigavo Airport) (IATA: ERA[2], ICAO: HCMU) waa gego diyaaraded u adeega bulshada magaalada Ceerigaabo,[3] gobolka Sanaag ee Waqooyibari.

Dhismaha

Madaarka Ceerigaabo wuxuu dhacaa joog dhan 5,720 feet (1,743 m) biyaha bada korkeeda. Sidoo kale wuxuu garoonku leeyahay wado laami oo dhererkeedu le'egyahay 1,220 metres (4,003 ft).

Garoono Kale Waqoyibari

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Somaliland.


La Xidhiidha

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. Macluumaadka gegooyinka diyaaradaha Erigavo, Waqooyibari (HCMU / ERA) ee laga helo Great Circle Mapper.
  2. "IATA Airport Code Search (ERA: Erigavo)". International Air Transport Association. Retrieved 23 September 2013.
  3. Erigavo Airport (ERA), Somalia at World-Airport-Codes.com


Template:Diyaaradaha Khatumo