Gegada diyaaraha Burco

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Burco)
Gegada diyaaraha Burco
Burao Airport
IATA: BUOICAO: HCMV
Macluumaad Guud
Adeegyada Burco, Somaliland
Joogga Heerka badda 3,400 ft / 1,100 m
Isuduwe 09°31′00″N 045°34′00″E / 9.51667°N 45.56667°E / 9.51667; 45.56667Coordinates: 09°31′00″N 045°34′00″E / 9.51667°N 45.56667°E / 9.51667; 45.56667
Maabka
BUO is located in Somaliland
BUO
BUO
Meesha ka dhaco Somaliland
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
ft m
04/22 7,875 2,556 Dirt

Gegada diyaaraha Burco (Af Ingiriis : Burao Airport) (IATA: BUOICAO: HCMV) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Burco, maamulka Somaliland.[1] Horaantii sanadkii 2012ka, garoonka waxaa lagu bilaabay dib u habayn iyo dhismo cusub kaasi oo jiheynayso Hay'ada Duulimaadka Qaramada Midoobay.[2]

Garoono Kale Soomaaliya

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.

Shaxda qaabka guud ee Gego diyaaradeed u dhisan tahay

La Xidhiidha

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. "Daallo Routes". Waxaa laga kaydiyay the original 2007-01-27. Soo qaatay 2016-10-17.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)