Jump to content

Gegada Diyaaradaha Ismaaciil Mire

Ka Wikipedia
Gegada Diyaaradaha Ismaaciil Mire
Ismail Mire International Airport
IATA: noneICAO: ma lahan
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka Si gaara loo leeyahay
Milkiilaha Khaatumo
Adeegyada Buuhoodle, Cayn, SSC-Khatumo
Joogga Heerka badda 2,191 ft / 668 m
Isuduwe
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
ft m
18/36 4,133 1,260 GVL
Statistics (2015)
Adeega diyaarahada 30
Saldhig u ah 0
Isha warbixinta: Khaatumo State
Buuhoodle
{{{type}}}
Buuhoodle is located in Somalia
Buuhoodle
Buuhoodle
Meesha ka dhacdo Soomaaliya
Wadanka Somalia
IsmaamulKhaatumo
GobolCayn
DegmoDegmada Buuhoodle
Tirada dadka
 • Dhammaan98,428 (Degmo, 2,009)
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Gegada Diyaaradaha Ismaaciil Mire (Af Ingiriis : Ismail Mire International Airport) waa gego diyaaradeed ku yaala magaalada Buuhoodle, wadanka Soomaaliya. Garoonkan waxaa loogu magac-daray abwaankii Ismaaciil Mire.

Dhismaha garoonku wuxuu bilaabmey badhtamihii sanadkii 2012ka waxaana la dhamaystiray 2014tii wakhtigaasi oo howlgalka duulimaadku si toos ah u bilaabmey. Diyaaradii ugu horeeysay ee ku soo degta gegadani waxay ahayd Diyaarada Cessna Caravan taasi oo ka soo duushay magaalada Jabuuti.[1]

Garoono Kale Soomaaliya

[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal | wax ka badal xogta]
  1. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2017-09-13. Soo qaatay 2017-09-28.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)