Gegada diyaaradaha Qardho
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Qardho)
| Gegada diyaaradaha Qardho Qardho Airport | |||
|---|---|---|---|
| IATA: GSR – ICAO: HCMG | |||
| Macluumaad Guud | |||
| Nuuca Garoonka | dadweyne | ||
| Milkiilaha | Wasaarada Duulista Puntland | ||
| Adeegyada | Qardho, Somalia | ||
| Joogga Heerka badda | 2,632 ft / 802 m | ||
| Isuduwe | 9°32′35″N 49°07′04″E / 9.54306°N 49.11778°E | ||
| Maabka | |||
| Meesha ka dhaco wadanka Soomaaliya | |||
| Macluumaad | |||
| Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
| m | ft | ||
| 1 | 1,600 | 5,249 | |
| Isha warbixinta: [1] | |||
Gegada diyaaradaha Qardho (Af Ingiriis : Qardho Airport) (IATA: GSR, ICAO: HCMG), sidoo kale loo yaqaano Gardo Airport, waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Qardho, magaalo-madaxda maamulka Puntland ee wadanka Soomaaliya.[2]
Warbixin
Gegada diyaaradaha Qardho waxay leedahay joog dhan 2,632 feet (802 m) ka sareeya jooga bada. Sidoo kale wuxuu leeyahay garoonku laami dhererkiisu le'eg yahay 1,600 metres (5,249 ft).
Garoono Kale Soomaaliya
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
- Berbera
- Boosaaso
- Gaalkacyo
- Hargaysa
- Muqdisho
- Caabudwaaq
- Boorama
- Burco
- Jowhar
- Cisaleey
- Garoowe
- Caluula
- Baydhabo
- Baardheere
- Beledweyne
- Ceerigaabo
- Eyl
- Garbaharey
- Guriceel
- Kismaayo
- Hobiyo
- Qandala
- Qardho
- Taleex
- Baladweyne
La Xidhiidha
- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ "GSR - Airport". Great Circle Mapper. Retrieved 3 October 2013.
- ↑ "Istanbul conference on Somalia 21 – 23 May 2010 – Draft discussion paper for Round Table "Transport infrastructure"" (PDF). Government of Somalia. Retrieved 31 August 2013.