Gegada diyaaradah Caluula
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Caluula)
| Gegada diyaaradah Caluula Alula Airport | |||
|---|---|---|---|
| IATA: ALU – ICAO: HCMA | |||
| Macluumaad Guud | |||
| Nuuca Garoonka | Public | ||
| Milkiilaha | Laanta Socdaalka Puntland | ||
| Adeegyada | Caluula, Soomaaliya | ||
| Joogga Heerka badda | 6 ft / 2 m | ||
| Isuduwe | 11°57′31″N 050°44′54″E / 11.95861°N 50.74833°E | ||
| Maabka | |||
| Meesha garoonku kaga yaalo Soomaaliya | |||
| Macluumaad | |||
| Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
| m | ft | ||
| 900 | 2,953 | ||
| Isha warbixinta: [1] | |||
Gegada diyaaradah Caluula (Af Ingiriis : Alula Airport) (IATA: ALU, ICAO: HCMA) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Caluula, gobolka Bari ee maamulka Puntland, wadanka Soomaaliya.[2]
Garoono Kale Soomaaliya
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
- Berbera
- Boosaaso
- Gaalkacyo
- Hargaysa
- Muqdisho
- Caabudwaaq
- Boorama
- Burco
- Jowhar
- Cisaleey
- Garoowe
- Caluula
- Baydhabo
- Baardheere
- Beledweyne
- Ceerigaabo
- Eyl
- Garbaharey
- Guriceel
- Kismaayo
- Hobiyo
- Qandala
- Qardho
- Taleex
- Baladweyne
La Xidhiidha
- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ Macluumaadka gegooyinka diyaaradaha Alula, Somalia (HCMA / ALU) ee laga helo Great Circle Mapper.
- ↑ "Istanbul conference on Somalia 21 – 23 May 2010 – Draft discussion paper for Round Table "Transport infrastructure"" (PDF). Government of Somalia. Retrieved 31 August 2013.