Gegada diyaaradaha Cabdullahi Yuusuf

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Cabdullahi Yuusuf)
Gegada diyaaradaha Cabdullahi Yuusuf
Abdullahi Yusuf Airport
IATA: GLKICAO: HCMR
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka Dadweyne / Military
Milkiilaha Federaalka Soomaaliya
Adeegyada Gaalkacyo, Soomaaliya
Joogga Heerka badda 975 ft / 297 m
Isuduwe 06°46′51″N 047°27′16″E / 6.78083°N 47.45444°E / 6.78083; 47.45444Coordinates: 06°46′51″N 047°27′16″E / 6.78083°N 47.45444°E / 6.78083; 47.45444
Maabka
GLK is located in Somalia
GLK
GLK
Meesha kaga yaalo Soomaaliya
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
ft m
05L/23R 9,859 3,006 Asphalt
05R/23L 9,859 3,006 Dirt
[1][2]

Gegada diyaaradaha Cabdullahi Yuusuf (Af Ingiriis : Abdullahi Yusuf Airport) (IATA: GLKICAO: HCMR), wakhtiyadii hore lagu magacabi jirey Garoonka Gaalkacyo, waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Gaalkacyo, gobolka Mudug wadanka Soomaaliya.[3]

Markey taariikhdu ahayd 25kii Maarso 2012, xaflad xusitaan madaxdii hore ah ayaa madaxweynihii hore Dowlada Ku Meelgaarka Sheekh Shariif Axmed wuxuu ku dhawaaqay magaca cusub Gegada diyaaradaha Cabdullahi Yuusuf ee garoonka Kaalgacyo, kaasi oo loogu magacdaray Kolneel Cabdullaahi Yuusuf Axmed.

Garoono Kale Soomaaliya

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.


La Xidhiidha

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. Galcaio (GLK) Somalia Archived 19 Diseembar 2009 // Wayback Machine
  2. http://avherald.com/h?article=44ecbd04.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)