Gegada diyaaradaha Cabdullahi Yuusuf
Appearance
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Gaalkacyo)
| Gegada diyaaradaha Cabdullahi Yuusuf Abdullahi Yusuf Airport | |||
|---|---|---|---|
| IATA: GLK – ICAO: HCMR | |||
| Macluumaad Guud | |||
| Nuuca Garoonka | Dadweyne / Military | ||
| Milkiilaha | Federaalka Soomaaliya | ||
| Adeegyada | Gaalkacyo, Soomaaliya | ||
| Joogga Heerka badda | 975 ft / 297 m | ||
| Isuduwe | 06°46′51″N 047°27′16″E / 6.78083°N 47.45444°E | ||
| Maabka | |||
| Meesha kaga yaalo Soomaaliya | |||
| Macluumaad | |||
| Jihada | Dhererka | Nuuca dhabaha | |
| ft | m | ||
| 05L/23R | 9,859 | 3,006 | Asphalt |
| 05R/23L | 9,859 | 3,006 | Dirt |
| [1][2] | |||
Gegada diyaaradaha Cabdullahi Yuusuf (Af Ingiriis : Abdullahi Yusuf Airport) (IATA: GLK, ICAO: HCMR), wakhtiyadii hore lagu magacabi jirey Garoonka Gaalkacyo, waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Gaalkacyo, gobolka Mudug wadanka Soomaaliya.[3]
Markey taariikhdu ahayd 25kii Maarso 2012, xaflad xusitaan madaxdii hore ah ayaa madaxweynihii hore Dowlada Ku Meelgaarka Sheekh Shariif Axmed wuxuu ku dhawaaqay magaca cusub Gegada diyaaradaha Cabdullahi Yuusuf ee garoonka Kaalgacyo, kaasi oo loogu magacdaray Kolneel Cabdullaahi Yuusuf Axmed.
Garoono Kale Soomaaliya
Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.
- Berbera
- Boosaaso
- Gaalkacyo
- Hargaysa
- Muqdisho
- Caabudwaaq
- Boorama
- Burco
- Jowhar
- Cisaleey
- Garoowe
- Caluula
- Baydhabo
- Baardheere
- Beledweyne
- Ceerigaabo
- Eyl
- Garbaharey
- Guriceel
- Kismaayo
- Hobiyo
- Qandala
- Qardho
- Taleex
- Baladweyne
La Xidhiidha
- (ASN|BXX)
- Aeronautical chart at SkyVector
Sidoo kale fiiri
Tixraac
- ↑ Galcaio (GLK) Somalia Archived 19 Diseembar 2009 // Wayback Machine
- ↑ "Accident: GR-Avia AN24 at Galkayo on Apr 28th 2012, burst tyres, veered off runway and broke up". The Aviation Herald.
- ↑ "Istanbul conference on Somalia 21 – 23 May 2010 – Draft discussion paper for Round Table "Transport infrastructure"" (PDF). Government of Somalia. Retrieved 31 August 2013.