Garoonka Diyaaradaha ee Bender Qaasim

Ka Wikipedia
Garoonka Diyaaradaha Bender Qaasim
Irridda Hore ee Garoonka
IATA: BSAICAO: HCMF
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka (Shibil iyo Militari) oo kaabiga isku haya
Milkiilaha Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Puntland
Adeegyada Boosaaso, Soomaaliya
Joogga Heerka badda 3 ft / 1 m
Isuduwe 11°16′32″N 049°09′00″E / 11.27556°N 49.15000°E / 11.27556; 49.15000Coordinates: 11°16′32″N 049°09′00″E / 11.27556°N 49.15000°E / 11.27556; 49.15000
Maabka
BSA is located in Somalia
BSA
BSA
Garoonka halka uu Soomaaliya kaga yaal
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
ft m
01/19 3,666 1,117 Kabbisid
09/27 5,794 2,400 Kabbisid

Garoonka diyaaradaha ee Bender Qaasim, wuxuu xambaarsanyahay magaca taariikhiga ah ee hore loo oran jiray magaalada Boosaaso ee Bender-Qaasim.

Waa garoon caalami ah waxa uuna ku yaalaa magaalada Boosaaso ee caasimadda ganacsiga dawlad-goboleedka Puntland ee Somaliyeed, waxaana astaan u ah (IATA: BSAICAO: HCMF).