Liiska Gegooyinka Diyaaradaha Soomaaliya
Halkan waxaan ku soo ururinay liiska gegooyinka diyaaradaha wadanka Soomaaliya.[1]
Hordhac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Gegooyinka diyaaradaha Soomaaliya waxay si toos ah u hoostegaan Wasaaradda Gaadiidka taasi oo kaashanaysa Ururka Adeega Duulista Caalamiga ee Qaramada Midoobay ayaa dib u habayn ku sameeysay tiro badan oo gegodiyaaradeed ah. Gegoda Diyaaradaha Aadan Cadde wuxuu ka mid ah garoonada dowlada fedraalku ka kaashatay wadanka Turkiga si dib u habayn laxaad leh loogu sameeyo.[2][3]
Sida sheegtay Qaramada Midoobay sanadkii 2012, wadanka Soomaaliya waxaa ku yaala 62 garoon kuwaasi oo u diiwaangashan Ururka Adeega Duulista Caalamiga (ICAO). 7 ka mid ah waxay leeyihiin wadooyin laami ah oo heersare ah. Sidoo kale, afar garoon waxay leeyihiin laamiga diyaaraduhu ku soo degaan oo ka dheer 3,047 m.[4]
Muuqaalo
[wax ka badal | wax ka badal xogta]-
Aden Adde International Airport, magaalada Mogadishu
-
Kismayo Airport, magaalada Kismayo
Gegooyin diyaaradeed
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Hoos waxaa ku xusan liiska gegooyinka diyaaradaha wadanka Soomaaliya.
badarwanag eirport
Sidoo kale fiiri
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Akhris dheeraad
[wax ka badal | wax ka badal xogta]Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: |
- "Nuqul Archive". Logistics Cluster. Waxaa laga kaydiyay the original 2013-11-01. Soo qaatay 2016-10-15. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - . International Air Transport Association http://www.iata.org/publications/Pages/code-search.aspx. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - "Nuqul Archive" (PDF). International Civil Aviation Organization. 12 January 2006. Waxaa laga kaydiyay the original (PDF) 26 Bisha Sagaalaad 2007. Soo qaatay 15 Bisha Tobnaad 2016. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin); Hubi qiimaynta taariikhda:|access-date=, |archive-date=
(caawin) - . UNECE. 23 September 2009 http://www.unece.org/cefact/locode/so.htm. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - includes IATA codes - Great Circle Mapper: Airports in Somalia - IATA and ICAO codes
Tixraac
[wax ka badal | wax ka badal xogta]- ↑ Central Intelligence Agency. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2011-10-05. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin) - ↑ . 24 July 2012 http://laanta.net/2012/07/24/somalia-to-revive-national-airline-after-21-years/. Soo qaatay 2 January 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ . 17 December 2014 http://horseedmedia.net/2014/12/17/somalia-regains-control-of-its-airspace-but-lacks-personnel-management/. Soo qaatay 2 January 2015. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Central Intelligence Agency. "Nuqul Archive". Central Intelligence Agency. Waxaa laga kaydiyay the original 2016-07-01. Soo qaatay 2011-10-05. Barameter aan la aqoon
|ciwaan=
ignored (caawin)