Gegada diyaaradaha Garoowe

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Garoonka Garoowe)
Jump to navigation Jump to search
Gegada diyaaradaha Garoowe
Garowe International Airport
IATA: GGRICAO: HCMW
Macluumaad Guud
Nuuca Garoonka garoorn dadweyne
Milkiilaha Wasaarada Duulista Puntland
Adeegyada Garoowe, Puntland, Soomaaliya
Duulimaadada kala ah Garowe
Isuduwe 08°27′39″N 048°34′20″E / 8.46083°N 48.57222°E / 8.46083; 48.57222Isuduwe: 08°27′39″N 048°34′20″E / 8.46083°N 48.57222°E / 8.46083; 48.57222
Maabka
GGR is located in Somalia
GGR
GGR
Meesha kaga yaalo Soomaaliya
Macluumaad
Jihada Dhererka Nuuca dhabaha
m ft
04/22 2,000 6,562 Gravel
Isha warbicinta: World Aero Data[1]

Gegada diyaaradaha Garoowe (Af-Ingiriis: Garowe Airport (IATA: GGRICAO: HCMW) waa gego diyaaradeed ku taala magaalada Garoowe, maamulka Puntland.[2]


Garoono Kale Soomaaliya

Gobolka Geeska Afrika waxaa ku yaala tiro badan oo gegooyin diyaaradeed ah; kuwaasi waxaa ka mid ah Garoonada waawayn ee Soomaaliya, Somaliland iyo Puntland.


La Xidhiidha

Sidoo kale fiiri

Tixraac