Air Somalia
Appearance
| |||||||
La asaasay | 2001 | ||||||
---|---|---|---|---|---|---|---|
Baraha | Afrika, Bariga Dhexe | ||||||
Xarunta | Muqdisho |
Air Somalia waa diyaarad si khaas loo leeyahay oo xarunteedu tahay wadanka Soomaaliya.
Hordhac
Diyaarada Air Somalia waxaa la aasaasay sanadkii 2001da,[1] waxaana si khaas ah u leh koox ganacsato madax banaan ah.
Diyaaradahani waxay ka howlgalaan wadanka Soomaaliya, meelo ka mid ah qaarada Afrika iyo Bariga Dhexe.[2]
Gudoomiyaha Air Somalia waa Cali Farah Abdulleh.
Liiska Diyaaradaha Soomaaliya
Halkan waxaa jira liiska diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.
Diyaarada | Sawir | IATA | ICAO | Magaca u gaarka |
Bilowday Howlgalka |
Faallo |
---|---|---|---|---|---|---|
Air Somalia | RSM | Air Somalia | 2001 | |||
Diyaarada Daallo | D3 | DAO | Daallo Airlines | 1991 | ||
Diyaarada Jubba[3] | 6J | JBW | Jubba | 1998 | ||
Diyaarada Soomaaliya | HH | SOM | SOMALAIR | Duulista joojisay 1991 |
Sidoo kale fiiri
- Gego Diyaarad
- Socdaalka Soomaaliya
- Liiska Diyaaradaha Soomaaliya
- Garoonada Soomaaliya
- Liiska Gegooyinka Diyaaradaha Soomaaliya
Tixraac
- ↑ . AirlineUpdate https://web.archive.org/web/20101203053621/http://www.airlineupdate.com/content_public/airlines/africa/somalia.htm. Waxaa laga kaydiyay the original December 3, 2010. Soo qaatay 6 December 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin) - ↑ Europa Publications, Africa South of the Sahara 2004, (Routledge: 2003), p.1014.
- ↑ . Jubba Airways https://web.archive.org/web/20140202133148/http://centreforaviation.com/profiles/airlines/jubba-airways-6j. Waxaa laga kaydiyay the original February 2, 2014. Soo qaatay 22 January 2014. Maqan ama ebar
|title=
(caawin)