Jump to content

Daallo Airlines

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Diyaarada Daallo)
Diyaradda Daallo
Daallo Airlines
طيران دالو
IATA ICAO Magac Caalami
D3 DAO DAALLO AIRLINES
La asaasay1991
Xarunta duullimaadkaDjibouti-Ambouli International Airport
Baaxadda kobaca3 (+2 orders)
Baraha6
XaruntaGaronka Dubay
Al Garhoud, Dubai, Imaaraadka Carabta
Dadka hagaMohamed Abdillahi Abusita (Gudoomiye)
Mohamed Ibrahim Yassin (Madaxweyne)
Websitewww.daallo.com

Diyaarada Daallo (Af Ingiriis : Daallo Airlines) waa shirkad diyaaradeed oo xarunteeda ku taalo Garoonka Caalamiga ee Dubay Garoonka caalamiga ee magaalada dubay, waxaana laga leeyahay Garoonka Caalamiga ee Ambooli Jabuuti. Diyaaradaan waxee shaqadeeda bilaabatay 1991di markii ee istaagtay diyaaradii hore ee Soomaali Airlines, maanta neh diyaaradaan waxee ka shaqeesaa wadamada ku yaalo bariga Afrika, Carabta iyo Yurub. waxa uu ku yaalaa saldhigeeda ugu weeyn magaalada mogadishu ee caasimada somalia waana diyaarada kaliya ee ka qeeyb qaadatay soo nooleeynta magaca somaliyeed daalo waa diyaaradii dalka.

Liiska Diyaaradaha Soomaaliya

Halkan waxaa jira liiska diyaaradaha ka howlgala Soomaaliya.

Diyaarada Sawir IATA ICAO Magaca u
gaarka
Bilowday
Howlgalka
Faallo
Air SomaliaRSMAir Somalia2001
Diyaarada DaalloD3DAODaallo Airlines1991
Diyaarada Jubba[1]6JJBWJubba1998
Diyaarada SoomaaliyaHHSOMSOMALAIRDuulista joojisay 1991

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. "Centre For Aviation". Jubba Airways. Archived from the original on February 2, 2014. Retrieved 22 January 2014. {{cite web}}: Unknown parameter |deadurl= ignored (|url-status= suggested) (help)